jar-iskatuur
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jar-iskatuur
m.l.kh la-mid: jar-iskaxoor.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qar-iskatuur
m.l Naftihallig. la-mid: jar-iskatuur
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
qar-iskatuur
m.l Qof naftiisa meel halis ah geliya; naftihalig. la-mid: jar-iskatuur.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qariskatuur
-ka: (magac, lab, keli) qof naftiihallig ah. Dh: jariskatuur
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jar-iskaxoornimo
m.dh Jar-iskaxoor ahaansho. la-mid: jar-iskatuurnimo, qar-iskatuurnimo, qar-iskaxoorni
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jar-iskaxoor
m.l.kh (-rro, m.dh) J. ah: qof khatar isku dhextuura, oo aan ka fekerin cawaaqibka dambe. la-mid: jar-iskatuur.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
jar-iskaxoor
m.l.kh (-rro, m.dh) J. ah: qof khatar isku dhextuura, oo aan ka fekerin cawaaqibka dambe. la-mid: jar-iskatuur .
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jariskaxoor
m. n., [compound] reckless person, daredevil
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jariskaxoor
-ka: (magac, lab, keli) qofka aan halista ka joogsan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jariskaxoor
de: reckless person, daredevil Lit: throw oneself from the ledge
lx: jariskaxoor
pd: (-ka)
ps: n2-m-cmp
key: jariskaxoor
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qar-iskaxoor
m.l la-mid: jar-iskatuur.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qariskatuurnimo
-da: (magac, dhedig, keli) naftihallig ahaansho. Dh: jariskaxoornimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hooskatuur
m.l Colaad yar oo dad ka dhexeysa.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
hooskatuur
m.l Colaad yar oo dad ka dhexeysa. hooso m.dh (-ooyin, m.l) 1. Dhis yar oo la harsado. 2. Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hooskatuur
-ka: (magac, lab, keli) khilaafka qarsoon oo labada ishaysa oo keli ah ay og yihiin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
waraabatuur
-ka: (magac, lab, keli) dhagax gacan buuxis ah oo wax lagu aan'i karo. Wuxu ku dakhray dhagax waraabatuur ah. Dh: gacan buuxsi
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
Cabdishakuur
name: Abdi Shakur
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Cabdishakuur
bw: Arabic
de: Abdi Shakur
lx: Cabdishakuur
ps: name-m
key: Cabdishakuur