itineraire
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
itinéraire
itinéraire, n.m. - waddo; marin (jid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
itinerary
/aytinareri/ (n) faahfaahin safar ku saabsan (meelaha la booqan doono, dariiqa la mari doono, waqtiga iwm).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Itinerary
Meelaha booqashada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
linéaire
linéaire, adj. - Kafan; marada maydka lagu duubo marka la aasayo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
itinerant
/aytinarant/ (adj) hadba meel u safra (had iyo jeer safra)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
littéraire
littéraire, adj. - Suugaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
minerai
minerai, n.m. - macdanta.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
stirare
v.tr. - kaawiyadeyn, feerayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Tirtire
(Tirtira-ha)
1. Geed mayrax ka samaysan, oo bul weyn oo qanaanta fardaha u eg loo yeelo, oo kolka cunnada la cuno faraha lagu tirtirto.
2. Wax kastoo wax lagu tirtiro, ~ tuweel.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tirtire
m.l (-rayaal, m.l/dh) 1. Geed mayrax ka samysan oo kolka cunnada la cuno faraha lagu tirtiro. 2. Wax kasta lagu tirtiro.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
tirtire
m.l (-rayaal, m.l/dh) 1. Geed mayrax ka samysan oo kolka cunnada la cuno faraha lagu tirtiro. 2. Wax kasta lagu tirtiro.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
tirtire
m. n. brush; towel; anything used for wiping
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
tirtire
-tirtiraha: (n) 1. eraser (i-reeyzer) ~ goome 2. wiper (waay-per); rag (raag); for cleaning or dusting ~ istiraasho, masaaxad
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
TIRTIRE
Gomma
Eraser

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tirtire
-ha: (magac, lab, keli) maro yar oo faraha iyo afka layska mariyo marka cuntada la cuno. Dh: afmaris, istaraasho, fara'tirtir, fara'tir.
tirtire-ha: (magac, lab, keli) tuwaalka dhulka lagu masaxo. Tirtirha aqalka soo iibi. Dh: tuwaal, dhul.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tirtire
bw: tuweel
de: brush; towel; anything used for wiping
initial: t
lx: tirtire
pd: (-ha)
ps: n7-m
syn: masaxad
key: tirtire
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
annerire
v.tr. - madoobeyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
digerire
v.tr. - dheefshiidid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
generare
v.tr. - dhalin, farcamid; sababayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ignorare
v.tr.- moogid, moogaansho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ingerire
v.tr. liqid, dhunjin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inserire
v.tr.- dhexgelin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
liberare
v.tr.- xoreyn, siideyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
libraire
libraire, n.m. et f. - Qofka buugta gada.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
minerale
s.m. - macdan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
riferire
v.tr. u sheegid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ritirare
v.tr. - dib u celin; ka qaadasho; ka noqosho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
timbrare
v.tr.- shaabadayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tirelire
tirelire, n.f. - sanduuq ama weel xidhan oo meel ka daloola oo lacagta la rabo in la dhaqaalaysto lagu rito
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
urinaire
urinaire, adj. - la xidhiidha kaadida
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
venerare
v.tr. - maamusid; caabudid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
contraire
contraire, adj. - Lid; ku lid ah; ku rogaal celin weerar dagaal; ka soo horjeeda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
divertire
v.tr. - raaxayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
honoraire
honoraire, n.m. - magacaabid sharaf ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
interdire
interdire, v. - ka celin; is hortaagid; ka reebid; mamnuucid; wax la fali jiray oo la joojiyay; xaaraamayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
invertire
v.tr. - is dhaafin, isweydaarin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monétaire
monétaire, adj. - ee lacageed (ku saabsan) lacagta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
numéraire
numéraire, n.m. - Lacag.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
titulaire
titulaire, adj. - boos shaqo ah haysta; shaqeeya si rasmi ah
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incenerire
v.tr.- dambas ka dhigid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ingenerare
v.tr. - abuurid; sababid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
utilitaire
utilitaire, adj. - qofka waxtarka wax walba ka hormariya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
anniversaire
anniversaire, n.m. - Sannadguuro;
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
destinataire
destinataire,n,f. - Hele (qabte).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dictionnaire
dictionnaire, n.m. - Qaamuus; Eray bixiye.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
disintegrare
v.tr. - burburin, kala bixin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incinération
incinération, n.f. - dambas laga yeelo, la gubo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
alimentaire
alimentaire, adj. - Cuntada dheefshiidka ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incendiaire
incendiaire, n. - qofka wax guba.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
innervosire
v.tr.- ka xanaajin, ka caraysiin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intérimaire
intérimaire, adj. - ah xilliga marka loo joogo oo gudha oo marka dambe la beddeli doono; ku beddelid; aan joogta ahayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intolerable
/intolarabal/ (adj) aan loo dulqaadan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intolérable
intolérable, adj. - aan loo dulqaadan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intolérance
intolérance, n.f. - dulqaad la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
littérature
littérature, n.f.¨ - Suugaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
octogénaire
octogénaire, adj. - sideetan sano jira.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patibulaire
patibulaire, adj. - waji ciyaal suuq leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ringraziare
v.tr. - mahadnaqid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
trentenaire
trentenaire, adj. - soddon sano socda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
visionnaire
visionnaire, adj. et n. - qof wax aan suuro galahayn aaminsan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vulnerabile
agg. waxyeello loo geysan karo, la dhaawaci karo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impenetrabile
agg. - aan la dhex geli karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intermédiaire
intermédiaire, adj. - dhexe; u dhaxeeya.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intolleràbile
agg. - aan loo adkeysan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patrilinéaire
patrilinéaire, adj. - abtiriska.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pénitentiaire
pénitentiaire, adj. - ka shaqeeya ama ilaaliya xabsiyada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pétitionnaire
pétitionnaire, adj. et n. - dadkii warqad si wadajir ah u qora oo wax ku doonaya ama ku diidan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rémunératoire
rémunératoire, adj. - mushaar fiican leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
universitaire
universitaire, adj. - la xidhiidha jaamacada.
diplôme universitaire - shahaado jaamacadeed
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vestimentaire
vestimentaire, adj. - la xidhiidha maryaha.