isugujoogso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
isugujoogso
f.g3 (-saday, -satay) Si dhagso leh nafley u gawracid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
isugujoogsi
m.l la-mid: isugujoogsasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
isugujoogsasho
m.f.dh eeg isugujoogso. la-mid: isugujoogsi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Iskujoog
(Iskujoog-ga)
1. (dhar) in la isu qaato.
2. In is leh; (ama joog).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
iskujoog
m.l Lebis dhan oo hal mar la isu qaadan karo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
iskujoog
m. n. suit of clothes, full attire; wardrobe
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Iskujoog
Paio, completo
Pair, set
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
iskujoog
-ga: (magac, lab, keli) dhar isleh oo hal mar la isu xidho.
iskujoog-ga: (magac, lab, keli) harrar aad u qurux badan. Wuxuu dherekiisu le'eg yahay saddex xusul iyo taako, hal xusul ayuunbaa cawsku ka muuqdaa inta kalena waxaa lagu sameeyaa xariir.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
iskujoog
de: suit of clothes, full attire; wardrobe
lx: iskujoog
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: iskujoog
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
joogjoogso
f.mg3 (-saday, -satay) 1. Socod hadba meel istaagid. 2. Ku j.: qof dhulka jiifa oo muruq hayo si turaal ah ugu istaagid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
joogjoogso
f.mg3 (-saday, -satay) 1. Socod hadba meel istaagid. 2. Ku j.: qof dhulka jiifa oo muruq hayo si turaal ah ugu istaagid. m.f.dh, joogjoogsasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
joogjoogso
v. stand on ~ upon; keep stepping on
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
joogjoogso
(fal) soco oo kolba istaag.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
joogjoogso
de: stand on ~ upon; keep stepping on
lx: joogjoogso
nt: joogjoogsad (ka) [vn-m], joogjoogsasho (/da) [vn-f], joogjoogsi (ga) [vn-m]
pd: (joogjoogsaday)
ps: v3a=pl
key: joogjoogso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sarajoogso
f.mg3 (-saday, -satay) Fadhi ka istaagid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
sarajoogso
f.mg3 (-saday, -satay) Fadhi ka istaagid. m.f.dh, sarajoogsasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sarajoogso
v. stand up, get on one's feet
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sarajoogso
-sarajoogsaday / sara-joogsatay: (v) stand up (istaandh ap); get up (get ap); stand upright ~ istaag, sarakac
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sarajoogso
(fal) sarakac; istaag.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sarajoogso
de: stand up, get on one's feet
initial: s
lx: sarajoogso
pd: (sarajoogsaday)
ps: v3a=intr
key: sarajoogso
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
joog joogso
-joogsaday / tay: (v) [with preposition ku] put or press with the foot repeatedly ~ ku joogjoogso
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
is toogo
v. shoot oneself
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
is_toogo
de: shoot oneself
lx: is toogo
pd: (toogtay)
ps: v3b=expr
key: is_toogo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
islajoog
m.dh Lax irmaan oo daaqsinta aan laga reebin ilmaha.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
isugeyso
f.mg3 (-stay, -satay) 1. Laba tiro ama ka badan iskudarid. 2. Dhibaato is badid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
isugeyso
f.mg3 (-stay, -satay) 1. Laba tiro ama ka badan iskudarid. 2. Dhibaato is badid. m.f.dh, isugeysasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
horjoogso
f.g3 (-saday, -satay) Cid wax ka hor istaagid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
horjoogso
f.g3 (-saday, -satay) Cid wax ka hor istaagid. m.f.dh, horjoogsasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
horjoogso
v. oppose, obstruct, stop
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
horjoogso
(fal) u diid inuu dhaqaaqo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
horjoogso
de: oppose, obstruct, stop
lx: horjoogso
pd: (horjoogsaday)
ps: v3a=tr
key: horjoogso
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
is guurso
v. marry each other, get married
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
is_guurso
de: marry each other, get married
lx: is guurso
pd: (guursaday)
ps: v3a=expr
xe: Sarah and Saeed got married.
xv: Sahra iyo Saciid wey isguursadeen.
key: is_guurso
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
isdabjoog
-ga: (magac, lab, keli) isdaba socod; wax xidhiidhsan oon kala go'nayn ahaan.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
isgooysyo
-isgooysyada: (n) crossroads (karoos-rowdis), intersections
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
disgustóso
agg. - laga yaqyaqsoodo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
gurijoogto
f. n. housewife
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
gurijoogto
-gurijoogtada: (n) housewife (haawswaayf). Ex: Aamino waa gurijoogto; Amina is a housewife
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gurijoogto
de: housewife
lx: gurijoogto
pd: (/da)
ps: n6-f
key: gurijoogto
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Joogjoogsi
(Joogjoogsi-ga)
Joogjoogsasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
joogjoogsi
m.l la-mid: joogjoogsasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sarajoogsi
-ga: (magac, lab, keli) eeg sarajoogid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jilbajoogso
f.mg3 (-saday, -satay) Qof jilba ku istaagid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
jilbajoogso
f.mg3 (-saday, -satay) Qof jilba ku istaagid. m.f.dh, jilbajoogsasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jilbajoogso
v. kneel down, stand on one's knees
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jilbajoogso
de: kneel (down), stand on one's knees
lx: jilbajoogso
pd: (jilbajoogsaday)
ps: v3a=intr
key: jilbajoogso