istoykiyoometri
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
istoykiyoometri
m.l (-iyo, m.dh) (kiim.) Saamiga isu beegma ee curiyeyaasha marka iskudhisyadu samaysmayaan ama walxuhu isla falgalayaan.
waa la naqliyay ✓
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
istoykiyoometri
-ga: (magac, lab, keli) saamiga isu beegma ee curiyeyaasha marka iskudhisyadu samaysmayaan ama walxuhu isla falgalayaan.
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
istoy kiyoometri
m.l (-iyo, m.dh) (kiimika) Saamiga isu beegma ee curiyeyaasha marka iskudhisyadu samaysmayaan ama walxuhu isla falgalayaan.
waa la naqliyay ✓