isotonic
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Isotonic
Cadaadia isku mid ah
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hypotonic
Milan hoose
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sonic
/sonik/ (adj) dhawaqa la xiriira (siiba mawjadaha maqalka, sida idaacadda).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stoic
/stow ik/ stoical; (adj) adkaysi badni (samir-badni).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tonic
/tonik/ (n) tamar-siiye (daawo ama wax qofku tamar ka helo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
isoloir
isoloir, n.m. - meel go'aan oo dadku codkooda ku dhiibtaan
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Isotope
Isku god
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Isotope
Iskugod
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
satanic
/seytanik/ (adj) shayddaan ah (shayddaanimo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
esoteric
/esoterik/ (n) ku-kooban dad yar, sida eray dad-yar fahmayaan, ama sir ah oo kale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
historic
/histoorik/ (adj) taariikhi ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
platonic
/platonik/ platonically;(adj) xiriir saaxiibtinimo oo caadi ah (jacayl saaxiibtinimo oo hawo gaabsi iyo mid guur midna aan lahayn).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tectonic
Gilgil
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photogenic
/fowtajenik/ (adj) masawirada ku qurxoon (sawirada ku soo baxa).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
apostolic
apostolical, a., rasuuli, -gi; the Apostolic religion, diinta rasuuliga ah, diinta rasuulyada.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
daltònico
agg. e s.m.- qof iin arag awgeed kala saari karin midibyada guduudka iyo cagaarka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
diastolic
(adj) of, or pertaining to the diastole.
ku saabsan wakhtiga wadnuhu debecsanyahay ee dhiiggu ku shubmaayo
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Inorganic
Inorganik
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
inorganic
(adj) substances not of organic origin; not of living matter.
waxyaalaha asalkoodu ka iman wax nool
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Inorganic
Canab-abuur, carmo-abuur
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
isudoonid
vl. n. engagement ceremony
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
isudoonid
de: engagement ceremony (a son's father asks the father of the intended bride for his daughter's hand in marriage)
lx: isudoonid
pd: (-da)
ps: vn-f
key: isudoonid
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
aysootoonik
m.l (-kyo, m.dh) (baayoloji) Waxa lagu sharxaa milannada leh cadaadis isku mid ah. Tusaale: “Milan”, .01m oo sonkor ah iyo milan .01m oo gulukows ahi waa milanno cadaadis isku mid ah leh”.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
aysootoonik
m.l (-kyo, m.dh) (baay.) Waxa lagu sharxaa milannada leh cadaadis isku mid ah. Tusaale: Milan, .01m oo sonkor ah iyo milan .01m oo gulukows ahi waa milanno cadaadis isku mid ah leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
histrionics
/histriyaniks/ (n) qiiro iyo shucuur badan oo badanaa ka badbadis ah. e.g. I am tired of her histrionics.