iskaa wax u qabso
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
iskaa wax u qabso
(adj) self-help
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Iskaa wax u qabso
Auto-assistenza
Self-help
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
is kaa wax u qabso
n. phr., [expression] self help
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
iskaa_wax_u_qabso
de: self help Alt sp: iskawaxuqabso
lx: iskaa wax u qabso
pd: (/da)
ps: np-expr
key: iskaa_wax_u_qabso
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anarchism
/aanarkism/ (n) fikrad siyaasadeed oo aaminsan in xukuumad aan loo baahnayn, taageertana iskaa wax u qabso.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
volunteer
/volantiir/ (n) 1. qofka iskaa- wax u qabso ku shaqeeya. (v) 2. iskii-usamayn (fal qofku ikhyaarkiis uu u soo bandhigo).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
qabso
-qabsaday I qabsatay: (v) 1. catch (fcaqj); capture (kap-jar); seize (siiz) for oneself. 2. rape (reeyp); sexually abuse. Ex: gabadh buu qabsaday; he raped a girl.
is qabsaday / is qabsatay: (v) 1. healed (hiilidh), closed (kalowsidh), bind up one's wounds. 2. accuse each other.
iskaa wax u qabso: (n) self-help (salaf-help) program or project.
u qabso: (v) blame someone
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Self Help Project
Mashruuca Iskaa-wax-u-qabso
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Self help scheme
Iskaa wax-u-qabso
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
wax wada qabso
v. cooperate, collaborate
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Wax wada qabsi
Co-operazione
Co-operation