ereyga

isir-u-dhaleen

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Isir-u-dhaleen

DHAN
1

(Isir-u-dhaleen-ka)

2

Awooweyaashii hore wax ka dhaxlid sida: qurux; foolxumo; geesinnimo, cudur, kd.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

isir-u-dhaleen

DHAN

m.l Ka dhaxlidda wax sida foolxumo, qurux, geesinnimo iyo wixi lamida laga dhaxlo awoowyaashi hore.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

isirudhaleen

DHAFAN

m. n., [compound] trait, characteristic inherited from one's ancestors

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

isirudhaleen

DHAFAN
1

de: trait, characteristic inherited from one's ancestors

2

lx: isirudhaleen

3

pd: (-ka)

4

ps: n2-m-cmp

5

key: isirudhaleen

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

isir'udhaleen

DHAFAN

-ka: (magac, lab, keli) labada waalid ama awoowyaashii hore, wax ka dhaxlid, sida foolxumo, qurux, geesinnimo iyo wixii la mid ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]

SEEF-DHALEEY

DHAFANDHAAF

(Sef-dalei) S Saccharum spontaneum L. Gramineae.

waa la naqliyay ✓