isa sii daay
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
isa sii daay
v. launch oneself; let oneself go
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
isa_sii_daay
de: launch oneself; let oneself go
lx: isa sii daay
pd: (daayey)
ps: v2a=expr
key: isa_sii_daay
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
fa'
-da: (magac, dhedig, keli) orodka aadka ah oo qofku mar keli ah isa sii daayo. Kolkaad libaaxa aragtay ba ummaddu fa'daadii ka yaabtay. Dh: taw, nay. Li: kuurkuursi.
fa': (ereycodeed) lagu sunto sanqadha furniinka kediska ah ee meel hore u xidhnayd sida daaqad oo kale. Anoo hurda ayuun bay Faadumo albaabka fa' ka siisay.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
iska soo saar
v. pick someone out among oneselves
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
iskusiidays
-ka: (magac, lab, keli) wax aan xad kala lahayn oo isu furan oo aan waxba u dhaxayn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
is dib dhaaf
v. criss-cross each other