is_wantatiir
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
is_wantatiir
de: make a great effort
lx: is wantatiir
pd: (wantatiiray)
ps: v1=expr
key: is_wantatiir
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
is wantatiir
v. make a great effort
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
is_fantatiir
de: make a great effort
lx: is fantatiir
pd: (fantatiiray)
ps: v1=expr
key: is_fantatiir
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
isfantatiir
isfantatiir¹: m.l Isugeynta awoodda qof awooddiisa geeyo wax wax kaqa-bashadiisu adagtahay.
isfantatiir²: f.mg1 (-ray, -rtay) Wax, wax ka qabashadoodu adag tahay awood isugu geyn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
isfantatiir
m. n. extreme effort
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
isfantatiir
de: extreme effort (i.e., beyond one's own energy)
lx: isfantatiir
pd: (-ka)
ps: n-m
key: isfantatiir
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
is fantatiir
v. make a great effort
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Wantatiir
(Wantatiir-ka)
Fantatiir.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
wantatiir
wantatiir¹: m.l la-mid: fantatiirid.
wantatiir²: f.g1 (-ray, -rtay) la-mid: fantatiir².
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
wantatiir
m. n. great effort
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
wantatiir
-ka: (magac, lab, keli) qof hadal badan. Ninku waa wantatiir. Dh: wantafiir.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wantatiir
a: fantatiir
de: great effort
initial: w
lx: wantatiir
pd: (-ka)
ps: n-m
key: wantatiir
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
isfantatiirid
m.f.dh eeg isfantatiir².
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Fantatiir
(Fantatiir-ka)
(is fantatiir) dadaal weyn oo wax lagu qabto iska doon; istiil; (ama wantatiir).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
fantatiir
fantatiir¹: m.l la-mid: fantatiirid.
fantatiir²: f.g1 (-ray, -rtay) Xoog iyo dadaal badan iska doonid; istiilid. la-mid: wantatiir².
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
fantatiir
m. n. great effort
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
fantatiir
-ka: (magac, lab, keli) «is awood badan oo wax lagu qabto; dedaal weyn oo wax lagu qabto iska doondoon. Dh: istiil, wantatiir.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fantatiir
a: wantatiir
de: great effort
lx: fantatiir
pd: (-ka)
ps: n-m
key: fantatiir
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
is_majiir
de: turn oneself away from
lx: is majiir
pd: (majiiray)
ps: v1=expr
key: is_majiir
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
incantator
n., nin wax fala, naag wax fasha.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
incantation
n., faal, -ki; make an incantation, faal.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
is_dhegatir
de: pretend not to hear; ignore; refuse to listen
lx: is dhegatir
pd: (dhegatiray)
ps: v1=expr
key: is_dhegatir
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Wantatiirid
(Wantatiirid-da)
Fantatiirid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
wantatiirid
m.dh la-mid: fantatiirid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
wantatiirid
-da: (magac, dhedig, keli) fantatiirid.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
implantation
(n) insertion or grafting into the body of biological, living, inert, or radioactive material.
abuuritaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
implantation
implantation, n.f. - talaalka; abuuridda; beeridda.