irreflechi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
irréfléchi
irréfléchi, adj. - aan mas'uul ahayn; mas'uul maaha; marka si aan degganayn wax loo falo ama sameeyo; aan loo fiirsan; aan laga fiirsan; aan laga fekerin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réfléchi
réfléchi, adj. - fakara
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réfléchir
réfléchir, v. - fekerid; la fekero; tixgelid
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
irreale
agg. - xaqiiqada ama runta ka fog.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reflect
/riflekt/ (v) 1. hummaag noqod (sida masawirka, ilayska, jabaqda oo markuu meel ku dhaco dib usoo noqda) 2. ka ra'yi bixin (ka turjumid, sida hadal ra'yigaaga cabbiraya) 3. ka baaraan degid (si fiican uga fakarid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reflect
v.tr., hubso, calooshaada la tasho, is weydii.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infléchir
infléchir, V. - fikrad ka bedelid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
irrespect
irrespect, adj. - ixtiraam darro.