ereyga

irksome

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

irksome

DHAN

/erksam/ (adj) wax dhibaato iyo xanaaq abuuraya. e.g. It seems to me that his methods are irksome.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

tiresome

DHAFANDHAAF

/tayarsam/ (adj) laga xumaado (laga xanaaqo; dhib badan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Acrosome

DHAFANDHAAF

Akrosoom

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

girasóle

DHAFANDHAAF

s.m. - gabbaldaye.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

gruesome

DHAFANDHAAF

/gruu-sam/ (adj) laga argagaxo, shoog-leh. e.g. a gruesome scene.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Ribosome

DHAFANDHAAF

Raybosoom

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

irko

DHAFANDHAAF

f.mg3 (-kaday, -katay) U i.: wax mar dambe u aayid.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

irko

DHAFANDHAAF

(fal) cid kale, ku tiirso oo ku baxso.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

some

DHAFANDHAAF

/sam/ (deter) 1. xoogaa (xoogaa yar) 2. wax aan la ogeyn (sida wax-uun, qof-uun, mar-uun).

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

some

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) eeg soomaggale.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

some

DHAFANDHAAF

a., in, -ta, wax, wax xoogaa, har, -ki; somebody, nin un; -how, si un; something, wax un; sometimes, kolkol, marmar; somewhere, meel un.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

isolé

DHAFANDHAAF

isolé, adj. - keli ahaan; cidloonaya; cidla; kali

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

idiome

DHAFANDHAAF

idiome, n.m. - af dal gooni uu leeyahay isla yaqaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

income

DHAFANDHAAF

/inkam/ (n) dakhli (lacagta qofka soo gasha).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

resume

DHAFANDHAAF
1

/resyuum/ resumption; (v) 1. ambaqaadid (dib u bilaabid) 2. boos ku soo noqosho (dib-ugu soo laabasho).

2

resume: /resumey/ (n) 1. qoraal gaaban oo kooba taariikhda waxbarasho iyo shaqo ee qofka 2. gaabsan (qoraal-kooban).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

résumé

DHAFANDHAAF

résumé, n.m. - soo koobid; oo yarayn; curis (qoraal gaaban)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

awesome

DHAFANDHAAF

/oosam/ (adj) cajiib ah oo aan loo qaadan karin ama laga cabsado. e.g. Her achievements are awesome.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

fulsome

DHAFANDHAAF

/fulsam/ (adj) ka bad-badis ah, buunbuunsan.

waa la naqliyay ✓

Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre

Il sole

DHAFANDHAAF

Qorraxda

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

ilkoole

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) qof aan ilko lahayn. Dh: aflaw, afloo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

presume

DHAFANDHAAF

/prisuum/ (v) 1. si u qaadasho (si u fasirasho, siiba run u qaadasho) 2. ku indha-adaygid (ku dhiirrasho).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

présumé

DHAFANDHAAF

présumé, adj. - in si laysaga qaato

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

presume

DHAFANDHAAF

v.tr., (be confident) is faani.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

pronóme

DHAFANDHAAF

s.m. - magacuyaal.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

tirsame

DHAFANDHAAF

m.l Magac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tirsama. Tusaale: “buug, qalin, qof, iyo wixi lamida”.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

tirsame

DHAFANDHAAF

m.l (nax) Magac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tirsama. Tusaale: buug, qalin, qof, iyo wixi lamida.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

wearisome

DHAFANDHAAF

/wirisam/ (adj) tabcaan lugu noqonayo (dhib-badan oo lugu daalayo).

waa la naqliyay ✓