invertebrate
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
invertebrate
/invertabreyt/ (adj) laf-dhabar la'.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Invertebrates
Laf dhabar la'
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
invertebrato
agg. e s.m. lafdhabar la'.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invertébré
invertébré, adj. - aan laf duud lahayn; lafdhabarla'.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inveterate
/invetarit/ (adj) wax xun caadaysasho (caado xun qabatimid).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Vertebrate
Laf dhabarlay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vertebrate
/vertabrit/ (adj) (n) laf-dhabarleey (xayawaanka laf-dhabarta leh sida naasleyda, shimbiraha, iwm).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
lafdhabarla'
f. n., [collective] invertebrates, invertebrate life forms
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
laf dhabar la'
(adj) invertebrate (invertibreeyt)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
lafdhabarla'
de: invertebrates, invertebrate life forms
lx: lafdhabarla'
pd: (-da)
ps: n0-f-col
key: lafdhabarla'
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vertebrato
agg. e s.m. laf-dhabarley.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
integrate
/intagreyt/integration;(adj) 1. isku-darid; midayn (isu keenid ama isku dhajin). e.g. The two regional bus systems were integrated. 2. is-dhexgalid (laba qolo ama laba ummadood oo is-dhexgala xaga dhaqanka, diinta, afka iwm). e.g. They have been in this country for ten years but have never really integrated.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
invertire
v.tr. - is dhaafin, isweydaarin.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Vertebral
Ricidheed
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vertébral
vertébral, adj. - laf duud leh; xayawaanka laf dhabartaleh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
incarcerate
/inkarsareyt/ (v) xabsi dhigid (xirid; xidhid)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intemperate
/intemparat/ (adj) aan caadi ahayn (xadka dhaafsan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
investigate
/investageyt/ (v) baarid (baaritaan samayn si runta loo gaaro). e.g. This case was investigated by the police.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Investigate
Baarid
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
investigate
v.tr., hubso.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intermediate
/intarmiidhiyit/ (adj) dhexe (dhex-dhexaad ah); heer dhexe maraya.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
River terrace
Moos wabiyeed
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Inverted relief
Kala sarreyn rogid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
celebrate
/selabreyt/ (v) dabbaaldegid (damaashaadid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
celebrate
/selebreyt/ (v) iithoysythow, dheelow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
celebrate
v.tr., (praise) amaan; (solemnise) ciid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cerebrale
agg. - la xiriira maskaxda.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
inebriate
v.tr., kaga sakhraami.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
integrare
v.tr.- dhammayn, dhammaystirid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
interfere
/interfir/ (v) faragelin (hawl aad faraha la gashid ayadoon luguu amrin). e.g. Stop interfering in my work!
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
interfere
v.tr., (interpose) gacan geli.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
intervert
v.tr., geesta kale u dhig or u rog.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inventàre
v.tr. - hindisid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inventeur
inventeur, n.m. - qofka wax cusub keena; caalimka ah
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
investire
v.tr. - jiirid (baabuur); maalgelin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invétérer
invétérer, s', v. - is adkayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reiterate
/rii itareyt/ reiteration;(v) ku cel-celin (hadal ku soo naq-naqid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reiterate
v.tr., hadalka ku noqo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underrate
/andher-reyt/ (v) yaraysi (wax-yar ka soo qaadid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
divertènte
agg. - lagu raaxaysto, tumasho leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
illiterate
/illitarit/ illiteracy;(adj) aan waxna akhrin waxna qorin (ummi). e.g. He is still illiterate.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inalterato
agg. - aan la doorin, aan la baddalin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incertézza
s.f. - shaki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ingenerare
v.tr. - abuurid; sababid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intèrprete
s.m. ef. - jile, turjubaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
interprète
interprète, n. - tarjume; isku badalid af.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inventaire
inventaire, n.m. - faahfaahin ama qoraallo tusaaya wax lagu talagalay; jadwal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inversable
inversable, adj. - aan la shubi karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perpetrate
/perpatreyt/ perpetration; (v) dembi gelid (debmi samayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perpetrate
v.tr., fal.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
incorporate
/inkoorpareyt/ (v) ku darsamay ama la midoobay (wax lugu daray wax kale).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infériorité
infériorité, n.f. - hoos u dhicidda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infertilité
infertilité, n.f. - aan beer laga abuuran karin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
insect bite
(n) the mark left on the skin from the bite of an insect.
qaniinyada xansharaadka
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
interessare
v.tr.- xiisagelin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
interrogate
/interrageyt/ (v) imtixaanid (su'aalo badan weyddiin). e.g. She has been interrogated by the police.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
interrogate
v.tr., weydii, su’aal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inversement
inversement, adv. - dhanka kale.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
investigare
v.tr. - baarid (dembi).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
interessante
agg. - xiisa leh.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Interferance
Labid, isdhexgal
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Inverse matrix
Weydaarka taxane
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intermarriage
/intarmaarij/ (n) kala guursasho (laba shicib ama laba qolo oo kala-guursada); isdhexgal xagga guurka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intermédiaire
intermédiaire, adj. - dhexe; u dhaxeeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invariabilité
invariabilité, n.f. - aan badbadalmayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
investigateur
investigateur, adj. - baadhe
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
investigatóre
s.m. dembi baare.