internat, n.m,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
internat, n.m,
internat, n.m, - koleejo; meel wax laga dhigto lagana cunteeyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
international
/intarnaashanal/ (adj) caalami, caalami ah
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
International
Caalami
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
international
international, adj. - caalami ah
monnaie internationale - lacagta caalamiga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
internationalisme
internationalisme, n.m. - caalaminimo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
internazionale
agg. - caalami ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entourage, n,m,
entourage, n,m, - agagaarka; dadka kugu wareegsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inatitude, n.f,
inatitude, n.f, - awood la'aanta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
internationaliser
internationaliser, V. - caalami laga yeelo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
internationaliste
internationaliste, adj. et n. - caalami.