intercontinental
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intercontinental
/intarkontanental/ (adj) qaaradaha oo dhan ka jira (laga isticmaalo). e.g. intercontinental flight.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intercontinental
intercontinental, adj. - u dhaxeeya laba qaaradood
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intercontinentale
agg. - qaarado ka dhexeeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
transcontinental
transcontinental, adj. - isaga goosha qaarad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
international
/intarnaashanal/ (adj) caalami, caalami ah
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
International
Caalami
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
international
international, adj. - caalami ah
monnaie internationale - lacagta caalamiga.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
environmental
/invayronmental/ (adj) deegaanka, bey'ada la xiriira.