intelligibile
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intelligibile
agg. - la fahmi karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intelligible
/intelajabal/ (adj) si dhib yar loo fahmi karo (si fudud loo garan karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intelligible
intelligible, adj. - si hawl yar oo fudud loo fahmi karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intelligibilité
intelligibilité, n.f. - si caqli badni leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inintelligible
inintelligible, adj. - garasho la'aan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
unintelligible
a., aan la garan, wax aan la karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ineligible
/inelajabal/ (adj) aan sharuudihii la rabay buuxin karin (aan xaq u lahayn). e.g. He is ineligible for unemployment insurance benefits.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inéligible
inéligible, adj. - aan doorasha gali karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inexigible
inexigible, adj. - aan khasab ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
negligible
/neglijabal/ (adj) layska deyn karo (fara laga qaadi karo, oo aan taxadar u baahnayn).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infallibile
agg. - aan gefi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indefinibile
agg. - aan la qeexi karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intelligence
/intelajans/ (n) 1. maskax fiican leh, caqli badnaan. e.g. She is a person of average intelligence. 2. sirta dowlad ka soo aruuriso cadawgeeda. e.g. American intelligence services.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intelligence
intelligence, n.f. - caqli badnaanta; fahmada.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intelligènte
agg. - caqli leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inéligibilité
inéligibilité, n.f. - aan la dooran karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intolleràbile
agg. - aan loo adkeysan karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indescrivibile
agg. - aan la sifayn karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indélébile
indélébile, adj. - aan tirtirmi karin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
infallible
a.. ma beenayn karo, been ma sheegi karo, ma khatalmi karo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
innegàbile
agg. - aan la inkiri karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intangible
/intaanjabal/ (adj) aan la taaban karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intangible
intangible, adj. - aan badalmayn
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
intangible
a., aan la taaban karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
invisibile
agg. - la arki karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
illeggibile
agg. - aan la akhrin karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inevitabile
agg. - la joojin karin, aan laga hortegi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insensibile
agg. - aan la dareemi karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intelligent
/intelajant/ (adj) caqli badan (xariif ah), maskax badan. e.g. She is an intelligent student.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intelligent
intelligent, adj. - xariif; maskax wanaagsan, fiican.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
intelligent
a., carrab jilicsan, miyirsan, miyir qaba.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Intengibles
Lamataabtaan, lama yaqaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incorrigible
incorrigible, adj. - toosmi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indéclinable
indéclinable, adj. - aan la diidi karin
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inesauribile
agg. - aan dhammaaneyn, aan go'eyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inestimabile
agg. - aan la qiimayn karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inflessibile
agg. - la laabi karin, adag, aan loodsamayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infrangibile
agg. - ma-jabe, ma-jabow.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intelligènza
s.f. - caqli, dhug.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
interminable
interminable, adj. - aan dhammaanayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inesplicabile
agg. - aan la fahmi karin lana fasiri karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inesprimibile
agg. - aan la sheegi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inexigibilité
inexigibilité, n.f. - aan la khasbi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intellettuale
agg. e s.m. - ku saabsan caqliga; aqoonyahan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incorrigibilité
incorrigibilité, n.f. - aan la sixi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incorreggibile
agg. - aan la sixi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infaillibilité
infaillibilité, n.f. - aan khaldamin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inintelligence
inintelligence, n.f. - nacasnimoda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intelligemment
intelligemment, adv. - si maskaxi ku jirto; caqli ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illegitime
illegitime, adj. - garac; farakh; wecel; aan sharcigu banaynayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incollable
incollable, adj. - ka jawaabi kara su'aal walba
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indéniable
indéniable, adj. - aan la inkiri karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ineffàbile
agg. - aan hadal lagu cabbiri karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inevitable
/inevatabal/ (adj) 1. sina aan loo joojin karin (aan la hor istaagi karin). e.g. This war was inevitable because they could not agree. 2. mar kasta dhaca, jira, ama jooga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inévitable
inévitable, adj. - lama huraan ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inflexible
/infleksabal/ (adj) aan la qalloocin karin; aan la bed-beddeli karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inflexible
inflexible, adj. - aan qalloocsami karin; aan la qalloocin kari.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insensible
insensible, adj. - aan waxba dareemayn; aan dareen lahayn; aan naxariis lahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insolubile
agg. - aan milmayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intimidire
v.tr. - cabsiin, bajin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unreliable
/anrilaayabal/ (adj) aan lugu kalsoonaan karin (aan laysku hallayn karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éligibilité
éligibilité, n.f. - la dooran karo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inabitabile
agg. - aan la degi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incredibile
agg. - aan loo malayn karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indefinable
/indhifaaynabal/ (adj) aan la qeexi karin (aan la caddayn karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indésirable
indésirable, adj. - aan la cabin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indivisible
/indhavisabal/ (adj) aan qaybsami karin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indivisible
indivisible, adj. - aan la qaybin karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inéluctable
inéluctable, adj. - aan la joojin karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inépuisable
inépuisable, adj. - aan dhammanayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inéquitable
inéquitable, adj. - aan is la'ekayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inesorabile
agg. - naxariis daran.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inestimable
/inestamabal/ (adj) aan la qiyaasi karin (qaali ah). e.g. necklace of inestimable value.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inestimable
inestimable, adj. - aan la qiyaasi karin; aad u weyneyn; qaali ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inexcitable
inexcitable, adj. - aan xanaaqin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infaillible
infaillible, adj. - aan khaldamayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infatigable
infatigable, adj. - aan daalayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infrangible
infrangible, adj. - aan la jabin karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inguaribile
agg. - aan raysanayn, aan bogsoonayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inimitàbile
agg. - aan lagu daysan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
innavigable
innavigable, adj. - aan lagu dhoofi karin marka badda laga hadlayo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inoubliable
inoubliable, adj. - aan la iloobi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insaziàbile
agg. - aan dhergaynin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intérimaire
intérimaire, adj. - ah xilliga marka loo joogo oo gudha oo marka dambe la beddeli doono; ku beddelid; aan joogta ahayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
interligner
interligner, v. - laba sadar dhexdooda wax ku gorid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intermingle
/intarmingal/ (v) is-dhexgelid (isku-dhex qasmid). e.g. The police intermingled with the protestors.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intolerable
/intolarabal/ (adj) aan loo dulqaadan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intolérable
intolérable, adj. - aan loo dulqaadan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intraitable
intraitable, adj. - aan la maamuli karin; aan la duduwi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
introvabile
agg. - aan la helayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
invincibile
agg. - laga adkaan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
négligeable
négligeable, adj. - U ergeyn; waanwaan iyo heshiis kala faalootid wada xaajood.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tolleràbile
agg. - loo adkaysan karo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inalterabile
agg. - aan la baddali karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inapplicable
/inaaplikabal/ (adj) aan ku habboonayn (aan ku lug lahayn), aan la xiriirin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inapplicable
inapplicable, adj. - aan ku habboonayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incrollàbile
agg. - aan dumaynin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incultivable
incultivable, adj. - aan la beeran karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indéchirable
indéchirable, adj. - aan la jeexi karin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indefensible
/indhifensabal(adj) wax aad u khaldan oo aan lqo cududaari karin (la difaaci karin).