ereyga

insupportablement

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

insupportablement

DHAN

insupportablement, adv. - aan loo adkaysan karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inséparablement

DHAFANDHAAF

inséparablement, adv. - kala tagayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inexorablement

DHAFANDHAAF

inexorablement, adv. - aan la celin karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

indubitablement

DHAFANDHAAF

indubitablement, adv. - shaki la'aan; dhab ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inopportunément

DHAFANDHAAF

inopportunément, adv. - aan loo bahnayn; aan loo fadhiyin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

incomparablement

DHAFANDHAAF

incomparablement, adv. - is barbardhig la'aan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

incroyablement

DHAFANDHAAF

incroyablement, adv. - si aan la malayn karin

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inévitablement

DHAFANDHAAF

inévitablement,adv. - si lama huraan ah

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

insatiablement

DHAFANDHAAF

insatiablement, adv. - ciir weyni badan leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

insopportabile

DHAFANDHAAF

agg. - aan loo adkeysan karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inéluctablement

DHAFANDHAAF

inéluctablement, adv. - si aan la joojin karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inépuisablement

DHAFANDHAAF

inépuisablement, adj. - si aan dhammad lahayn

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

indiscutablement

DHAFANDHAAF

indiscutablement, adv. - si aan sheeko lahayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inexplicablement

DHAFANDHAAF

inexplicablement, adv. - si aan fasiraad lahayn

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

incontestablement

DHAFANDHAAF

incontestablement, adv. - siiba aan la diidi karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

ensorcellement

DHAFANDHAAF

ensorcellement, n.m. - soo jiidasho; falfalidda; sixridda

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

entortillement

DHAFANDHAAF

entortillement, n.m. - murkacad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inlassablement

DHAFANDHAAF

inlassablement, adv. - daal la'aan ah

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

ineffaçablement

DHAFANDHAAF

ineffaçablement, adv. - si aano u tirtirmin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

infatigablement

DHAFANDHAAF

infatigablement, adv. - si aan daalid lahayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

irrévocablement

DHAFANDHAAF

irrévocablement, adv. - kasoo noqosho lahayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inconcevablement

DHAFANDHAAF

inconcevablement, adv. - si aan loo qaadan karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

industriellement

DHAFANDHAAF

industriellement, adv. - hab warshadayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inébranlablement

DHAFANDHAAF

inébranlablement, adv. - go'aan leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inextricablement

DHAFANDHAAF

inextricablement, adv. - si xal aan lahayn

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

interminablement

DHAFANDHAAF

interminablement, adv. - aan dhamaad lahayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

imperturbablement

DHAFANDHAAF

imperturbablement, adv. - aan carqaladayn karin ama aan la joojin karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

ensoleillement

DHAFANDHAAF

ensoleillement, n.m. - qorraxaynta; cadceedaynta; la qorraxeeyo

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

imparfaitement

DHAFANDHAAF

imparfaitement, adv. - si aan hagaagsanayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

incomplètement

DHAFANDHAAF

incomplètement, adv. - si aan dhamaystirayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

incorrectement

DHAFANDHAAF

incorrectement, adv. - si aan toosnayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

injurieusement

DHAFANDHAAF

injurieusement, adv. - cay ah

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

insuffisamment

DHAFANDHAAF

insuffisamment, adv. - aan deeqin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

insurmountable

DHAFANDHAAF

/insarmoontabal/ (adj) aan la xallin karin (aad u adag).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

lamentablement

DHAFANDHAAF

lamentablement, adv. - Liidnimo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

supérieurement

DHAFANDHAAF

supérieurement, adv. - sarreeya; meel sare; kor

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

horizontalement

DHAFANDHAAF

horizontalement, adv. - sinaan; aan kala dheedheerayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

infailliblement

DHAFANDHAAF

infailliblement, adv. - toosan; sax ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

incorrigiblement

DHAFANDHAAF

incorrigiblement, adv. - aan saxmi karin

waa la naqliyay ✓