insensibile
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insensibile
agg. - aan la dareemi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insensible
insensible, adj. - aan waxba dareemayn; aan dareen lahayn; aan naxariis lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insensibilité
insensibilité, n.f. - dareen la'aan; raxmad la'aan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sensibile
agg. - xasaasi ah, nugul.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
insensitive
/insensativ/ (adj) dareen la' (aan waxba dareemayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insensibiliser
insensibiliser, v. - aan dareen lahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inflessibile
agg. - la laabi karin, adag, aan loodsamayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inscindibile
agg. - aan kala qaybsamayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sensible
/sensabal/ (adj) 1. macquul ah (caqliga gali kara) 2. dareensan (ogaal u leh); og. 3. la dareemi karo (la taaban karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sensible
sensible, adj. - cagliga gali karo; la qaadan karo; macno samayn kara ama la rumaysan karo; dareemi og; dareen badan; la taaban karo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insanàbile
agg. - aan la daweyn karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
invisibile
agg. - la arki karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
invincibile
agg. - laga adkaan karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indispensabile
agg. - aan laga maarmi karin, ma dhaafaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inattendibile
agg. - aan la rumaysan karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indefensible
/indhifensabal(adj) wax aad u khaldan oo aan lqo cududaari karin (la difaaci karin).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indefinibile
agg. - aan la qeexi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inesauribile
agg. - aan dhammaaneyn, aan go'eyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inextensible
inextensible, adj. - aan balaadhan karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infrangibile
agg. - ma-jabe, ma-jabow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inedible
/inedhabal/ (adj) aan la cuni karin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
indelible
a., (sumad) aan la baabi’in karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infusible
infusible, adj. - aan ku dhexbaabi'in
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insécable
insécable, adj. - aan la kala jari karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insérable
insérable, adj. - gali kara; kamid noqon kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intenable
intenable, adj. - aan loo adkaysan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intensité
intensité, n.f. - itaal; xoog.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intensive
/intensiv/intensively; (adj) xoog-saarid deg-deg ah (hawl si xoog ah, taxadar leh oo dhakhso ah loo qabto).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
invisible
/invisabal/ (adj) aan la arki karin (aan ishu qaban karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invisible
invisible, adj. - aan la arki karin; aan la arkayn; aan muuqan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
invisible
a., lama arko, aan la arki karin; God is invisible, Ilaah waa wax aan la arki karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
possibile
agg. - suuragal ah, dhici kara.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sensitive
(adj) capable of perceiving with a sense or senses.
wax dareemi kara
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sensitive
/sensativ/ (adj) 1. dareen badan (dareemi og) 2. xaasaasi, la dareemi og-yahay (shacuurta dadka kicin og).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
defensible
/dhifensabal/ (adj) la difaaci karo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
flessibile
agg. - laabmi kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impensable
impensable, adj. - aan la malayo karin,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indélébile
indélébile, adj. - aan tirtirmi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indéniable
indéniable, adj. - aan la inkiri karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ineffàbile
agg. - aan hadal lagu cabbiri karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
innegàbile
agg. - aan la inkiri karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insolubile
agg. - aan milmayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insondable
insondable, adj. - aan guntiisa la gaadhin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intangible
/intaanjabal/ (adj) aan la taaban karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intangible
intangible, adj. - aan badalmayn
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
intangible
a., aan la taaban karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invendable
invendable, adj. - aan la gali karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inversable
inversable, adj. - aan la shubi karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
invincible
/invinsabal/ (adj) aan la jabin karin (ciidan ama koox aan laga adkaan karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invincible
invincible, adj. - aan laga rayn karin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
invincible
a., aan laga adkaan karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ostensible
/ostensabal/ (adj) ostensibly; muuqaalka kore (daahirka).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
illeggibile
agg. - aan la akhrin karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impossibile
agg. - aan suuragal ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incendiaire
incendiaire, n. - qofka wax guba.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incredibile
agg. - aan loo malayn karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infallibile
agg. - aan gefi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inguaribile
agg. - aan raysanayn, aan bogsoonayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insaziàbile
agg. - aan dhergaynin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
insect bite
(n) the mark left on the skin from the bite of an insect.
qaniinyada xansharaadka
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Insecticide
Cayayaan dile
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
insecticide
(n) a substance, chemical, or agent that kills insects,
wax yaalaha xansharaadka dila
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insecticide
insecticide, adj. - sunta cayayaanka disha
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Intengibles
Lamataabtaan, lama yaqaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intensifier
intensifier, v. - xoojin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comprensibile
agg. - la garan karo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inammissibile
agg. - aan la ogolaan karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inconcepibile
agg. - aan la rumaysan karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inconsolabile
agg. - aan la samirsiin karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indiscutibile
agg. - aan laga doodi karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indispensable
/indhispensabal/ (adj) aan laga maarmi-karin (daruuri ah), lama huraan ah. e.g. He is an indispensable person for this company.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indispensable
indispensable, adj. - loo baahan yahay, lagama maarmaan ah
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inesprimibile
agg. - aan la sheegi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insindacabile
agg. - laga doodi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insubmersible
insubmersible, adj. - aan biyaha mukhuuran karin; shiidi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intangibilité
intangibilité, n.f. - aan la taaban karin; aan la badali karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intelligibile
agg. - la fahmi karo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intensificare
v.tr.- adkeyn; xoojin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invincibilité
invincibilité, n.f. - adkaan; qof waligi raaya
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
irreversibile
agg. - maggaddoome.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inaccessible
/inaksesabal/ (adj) wax aan la gaari karin ama ay dhib badan tahay si loo gaaro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inaccessible
inaccessible, adj. - aan la gali karin; loo dhawaan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indemnisable
indemnisable, adj. - xaq siin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inestimabile
agg. - aan la qiimayn karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infusibilité
infusibilité, n.f. - ku dhex baabi'id.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inossidabile
agg. - aan mirirayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intelligible
/intelajabal/ (adj) si dhib yar loo fahmi karo (si fudud loo garan karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intelligible
intelligible, adj. - si hawl yar oo fudud loo fahmi karo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intenzionale
agg. - ula kac.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invisibilité
invisibilité, n.f. - aragti la'aan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
irremovibile
agg. - aan la dhaqaaji karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
irreperibile
agg. - aan la heli karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
responsabile
agg. - xilkas ah, mas'uul ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sensibiliser
sensibiliser, v. - dareensiin; taabsiin
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
suscettibile
agg. - nugul, xasaasi ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inconfondibile
agg. - wax lagu qaldi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incorreggibile
agg. - aan la sixi karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indescrivibile
agg. - aan la sifayn karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indesiderabile
agg. - aan la jeclaan karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
irresponsabile
agg. - xilkas ahayn.