insatisfait
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insatisfait
insatisfait, adj. - aan faraxsanayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
satisfait
satisfait, adj. - raalli ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insatisfaction
insatisfaction, n.f. - aan raalli ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
satisfaire
satisfaire, v. - la raalli geliyo; raalli gelin la siiyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
satisfecit
satisfecit, n.m. - wargad ninka shaqeeya loo qoro in raalli laga yahay shaqadiisa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsatisfied
/ansaatisfaydh/ (adj) aan qanacsanayn (aan qancin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insatiabilité
insatiabilité, n.f. - ciir weyni.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insoddisfatto
agg. - saluugsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insalissable
insalissable, adj. - aan la wasakhayn karin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
satisfaisant
satisfaisant, adj. - si buuxda looga raalli noqdo; aad kuu raalli gelinaya; raalli gelin leh
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Instinct
Qariisad, Inistinkt
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
instinct
/inistinkt/ (n) 1. dareenka qofka, (dareenka qofka wax ku xambaara asagoon ka fakarin). 2. sida qof wax ugu muuqdaan, oo ku salaysan dareenka qofka. e.g Trust your instincts and do whatever you think is right.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
institut
institut, n.m. - mac'had.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intestat
intestat, n.m. - qof aan dardaarmin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Intifaac
(Intifaac-a)
Wax ka dheef; wax ku qabsi; waxtar.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
intifaac
intifaac¹: m.l 1. Waxtar. 2. la-mid: intifaacid.
intifaac²: f.mg1 (-cay, -cday) Ku i.: wax, waxtarkiisa ku dhaqmid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
intifaac
intifaac¹: m.l Waxtar.
intifaac²: f.mg1 (-cay, -cday) Ku i.: wax, waxtarkiisa ku dhaqmid. m.f.dh, intifaacid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
intifaac
m. n. resource, benefit
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
intifaac
-a: (magac, lab, keli) wax ka dheefid. Dh: waxtar.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
intifaac
bw: Arabic
cf: waxtar
de: resource, benefit
lx: intifaac
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: intifaac
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Intisaar
name-f victory; victorious, triumph
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imparfait
imparfait, adj. - aan hagaagsanayn; aan dhammayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
instigate
/inistageyt/ (v) bilaabid ama abuurid in wax dhacaan (badanaa dhibaato horseedid).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Invariant
Isma doorshe
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Istiqfaar
(Istiqfaar-ta)
Denbidhaaf Ilaah laga baryo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
istiqfaar
m.dh Dalbashada Ilaah laga dalbado dembi dhaaf.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
istiqfaar
m.dh Dalbashada Ilaah laga dalbado dembi dhaaf.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
istiqfaar
f. n. prayer to God for pardon ~ forgiveness
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
istiqfaar
-ta: (n) prayers of forgiveness
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
istiqfaar
-ta: (magac, dhedig, keli) denbidhaaf dalab.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
istiqfaar
bw: Arabic
de: prayer to God for pardon ~ forgiveness
lx: istiqfaar
pd: (-ta)
ps: n2-f
key: istiqfaar
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
salissant
salissant, adj. - wasakhoobi og; dhaqso u wasakhooba
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dissatisfy
/dhis-satisfay/ (v) qancin-la'aan, qancin waayid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inexistant
inexistant, adj. - aan jirin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inhabitant
/inhabitant/ (n) dadka meel degen (ku nool).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
inhabitant
n., deris, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
insatiable
/inseyshabal/ (adj) aan la dharjin karin (aad u cir-weyn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insatiable
insatiable, adj. - aan la raalli gelin karin; aad u ciir wayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
satisfying
/saatisfayin/ (adj) lugu qanci karo (laga dhergi karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
envahissant
envahissant, adj. - ku duul; gardarraysi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insuffisant
insuffisant, adj. - gaaban; aan ku filayn.