inoffensive
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
inoffensive
a., (waa bunduq) aan cidna wax yeelin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
offensive
/ofensiv/ (adj) 1. la qoonsan karo (hadal ama wax gef ah) 2. hujuumid (weerarid).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Offensive
Weerar, qadaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
offensive
offensive, n.f. - dagaal ku qaadid si cadawga loo eryo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inoffensif
inoffensif, adj. - dhibaato yar ama dhibaato ma leh; dhib yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intensive
/intensiv/intensively; (adj) xoog-saarid deg-deg ah (hawl si xoog ah, taxadar leh oo dhakhso ah loo qabto).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
offensivo
agg. - gef leh, qadaf leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ineffective
/inafektiv/ (adj) aan waxba tari karin (waxtar aan lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inexpensive
/inikispensiv/ (adj) raqiis ah (aan qaali ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indefensible
/indhifensabal(adj) wax aad u khaldan oo aan lqo cududaari karin (la difaaci karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
offensif
offensif, adj. - weerarid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
defensive
/dhifensiv/ (adj) difaaceed (difaac ah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Defensive
Jilib-dhig, Gaashaan dhig
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
incentive
/insentiv/ (n) wixii kugu dhiirri-geliya inaad wax qabato. e.g. Money is being used as an incentive.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Incentive
Gunno
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intensité
intensité, n.f. - itaal; xoog.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inattentive
/inatentiv/ (adj) aan foojigneyn (aad digtoonayn), maahsan. e.g. He is an inattentive student.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inconclusive
/inkonkluusiv/ (adj) aan natiijo ka soo bixin. (aan wax go'aan ah laga gaarin). e.g. an inconclusive discussion.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inextensible
inextensible, adj. - aan balaadhan karin.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Effusive
Dibadyaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
effusive
/ifiyusiv/ (adj) af-macaani been ah. e.g. effusive congratulations.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incendie
incendie, n.f. - gubasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incisive
incisive, n.f. - fool; dhool (ilkaha hore ee dadka).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infelice
agg. - aan faraxsaneyn.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Infinite
Makoobane
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
infinite
/infinit/ (adj) aan dhammaanayn (aan dhammaad lahayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infinité
infinité, n.f. - tiro badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intensif
intensif, adj. - xoog leh; fara badan.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
invasive
invasive: (adj) involving puncture or incision of the skin or insertion of an instrument or foreign material into the body.
daloolis, jaris maqaarka ama wax la geliyo maqaarka hoostiisa
invasive: (n) invasive procedure.
dariiqada, mudista, jarista ama maqaarka hoostiisa wax la geliyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nonsense
/nan sens/ (n) macna darra ah (aan caqli gal ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nosedive
/ (v) afka u dhicid (siiba diyaaradda af-af usoo dhacda si dhaksa ah).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
off-side
hobsayd
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
offenser
offenser, v. - dhaawicid.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
effective
(adj) producing the intended result.
natiijo waxtar leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
effective
/ifektiv/ (adj) 1. saamaynaya, sidii la rabay wax-utaraya (adj) 2. xaqiiqi ah (ficil ahaan u jira). 3. dhaqan galaya. e.g. The new rules become effective next year
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expensive
/ikispensiv/ (adj) qaali, qaali ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extensive
/ikistensiv/ (adj) waasac ah (ballaaran).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
immensité
immensité, n.f. - aad u weynaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inclusive
/inkluusiv/ (adj) kulli; isku-darka guud (markii lugu darro). e.g. The rent is $500 inclusive of everything.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
infantile
(n) pertaining to an infant or to infancy.
ku saabsan ilmo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infantile
agg. - carruureed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infantile
infantile, adj. - carruurnimo
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Infertile
Gudhan, madhale
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
infertile
/infertal/ (adj) 1. dhul aan carro san ahayn (dhul aan beeridda ku fiicnayn). 2. ma-dhalaysnimo (aan dhali karin, aan waxba bacramin karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infertile
infertile, adj. - (dhul) aan wax ka bixin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infettivo
agg. - qabadsiin leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ingénuité
ingénuité, n.f. - dhadhawi; miskiinimo; laga roon yahay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inobservé
inobservé, adj. - aan la arag.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intensify
/intensifay/ intensified, intensifying intensifies; (v) xoojin (xoog-saarid). e.g. The police intensified their search for the suspect.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Intensity
Itaal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invective
invective, n.f. - hadal kulul ama khadhaadh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
offèndere
v.tr. - caayid, aflagaaddeyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
offensant
offensant, adj. - dhaawac; weerar; la qoonsado (hadal).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indecisive
/indhisaysiv/ (adj)aan go'aan gaari karin (go'aan darro); aan talo u caddayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indefinite
/indhefanit/ (adj) aan xad lahayn (aan caddayn). e.g. She will be away for an indefinite period of time.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ineffàbile
agg. - aan hadal lagu cabbiri karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inorganisé
inorganisé, adj. - aan la habayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insensible
insensible, adj. - aan waxba dareemayn; aan dareen lahayn; aan naxariis lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
possessive
/posesiv/ (adj) 1. wixiisa aad ugu dhegan (hantidiisa aan jeclayn in lala isticmaalo) (n) 2. milkiyad (naxwe ahaan ereyada lahaanshaha tusiya sida, my, our, iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
insensitive
/insensativ/ (adj) dareen la' (aan waxba dareemayn).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
progressive
(adj) advancing; going forward; increasing in scope or severity.
kordhaaya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
progressive
/progresiv/ (adj) 1. horumarsan 2. horu-socod ah (horu-kac leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unobtrusive
/anabtruusiv/ (adj) aan loo-jeedin (aan la arag).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inafferràbile
agg. - aan la qaban karin.