inhumanite
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inhumanité
inhumanité, n.f. - hab aadaminimada kasoo horjeeda.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
inhumanity
n., cadownimo, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
humanité
humanité, n.f. - dadnimo; bani'aadanimo; aadaminimo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inanité
inanité, n.f. - macna aan lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inhuman
/inhyuuman/ (adj) aan bini-aadninimo ahayn (axmaqnimo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
inhuman
n., cadow, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
humanity
/hyuumaaniti/ (n) 1. insaaniyad. (n) 2. aadanaha, basharka.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
humanity
n., ninnimo, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inhumain
inhumain, adj. - axmaqnimo; aan dadnimo ahayn; bani'aadanimo ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insanité
insanité, n.f. - eray ama fal tilmaamaya xukun si xun u dhacay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indemnité
indemnité, n.f. - xaq; magdhaw.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inhumation
inhumation, n.f. - aas; xabaalis ama duugis, marka qof la aasayo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
singularité
singularité, n.f. - aan kuwa kale la mid ahayn; ka duwan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inhumainement
inhumainement, adv. - aan aadaminimo ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inanimé
inanimé, adj. - naf la'aan; aan naf lahayn ama noolayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infante
s.m. - dhallaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inhabit
/inhaabit/ (v) ku noolaan (degid). e.g. Sahara dessert is not inhabited.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
inhabit
v.i., fadhi, joog.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inumano
agg. - bani-aadamnimada ka baxsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inusité
inusité, adj. - lismid la'aan; is xoqid la'aan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
umanita
s.f. - bani'aadam.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hématite
hématite, n.f. - macdan: hematit: Fe; Fe₂0₃.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
humanism
/hyuumanism (n) rumaysnaanta falsafadda insaaniyadda oo aadanaha u gooni yeeleysa nidaamkooda iyadoon loo noqon caqiido diineed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
humidité
humidité, n.f. - dharab; qoyaan; aan weli qalalin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
immunité
immunité, n.f. - manaacada dabeeciga ah ee qofku leeyahay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impunité
impunité, n.f. - ciqaab la'aanta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
incubate
/inkyubeyt/ (v) cuq (dul fariisadka shimbiruhu ugaxdooda dul fariistaan oo u kululeeyaan tan iyo intay ka dillaacaan).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indomani
avv. e s.m.- maalintii ku xigtay.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
indurate
v.tr., adkee.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Infinite
Makoobane
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
infinite
/infinit/ (adj) aan dhammaanayn (aan dhammaad lahayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infinité
infinité, n.f. - tiro badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inhabile
inhabile, adj. - edeb la'aan; si aan sharaf lahayn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
insanity
(n) persistent mental disorder.
madaxa lagaga jiraa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insomnie
insomnie, n.f. - hurdo la'aan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
insulate
/insiyuleyt/ (v) 1. dahaar saarid (ka xijaabid waxyaabaha dabka gudbiya sida korontada oo kale). 2. difaacid; ilaalin (qof ama dad laga ilaaliyo wixii dhibaato u ah.)
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Insulate
Dheeh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intimate
/intameyt/ (adj) 1. saaxiibtinimo nafta laysu huro (nin iyo naag aan waxba isu diidin oo kale). e.g. She had been intimate with a lot of men. 2. qofka arimihiisa khaaska ah (shakhsiga ah). e.g. I told him the most intimate details of my personal life. 3. faahfaahin lugu ogaaday cilmi baaris. e.g. Ask someone with an intimate knowledge of the city.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
intimate
n., (a familiar friend) saaxib run ah or saaxib dhab ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intimité
intimité, n.f. - qarsoon.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cinquante
cinquante, adj. - Konton, 50
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
humaniser
humaniser, V. - qof sharaf aadami loo yeelo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
humanisme
humanisme, n.m. - ujeedo sida qofka bani'aadanka ah loo horumarin lahaa.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Indemnity
cawilnaq
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indignité
indignité, n.f. - sharaf dilidda; aflagaadaynta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inégalité
inégalité, n.f. - sinnan la'aan,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infumable
infumable, adj. - aan la cabi karin (sigaarka oo kali ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inhabitué
inhabitué, adj. - aan caadi ahayn; aan loo baran
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insulaire
insulaire, adj. - la xidhiidha jasiirad.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
insurance
(n) coverage by a contract binding a party to pay for loss of another party, esp. insurance that covers medical expenses.
caymis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
insurance
/inshuurans/ (n) caymis (lacagta qofku bixiyo intaan dhib gaarin si markii dhib gaaro lacag loo siiyo). e.g. life insurance.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Insurance
Caymo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inumidire
v.tr. - qoyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inutilité
inutilité, n.f. - wax aan loo baahnayn
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Pneumatie
Cinjir ahaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pneumonie
pneumonie, n.f. - xanuun halis ah oo ku dhaca sanbabada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
humanities
/hyuumaanitis/ (n) barashada adabka aadanaha, sida falsafadda, luqadaha, taariikhda iwm.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
illuminate
/iluumaneyt/illuminates, illuminating, illuminated; (v) 1. iftiimin ama ilaysin. e.g. This candle illuminates the whole house. 2. wax micnahooda aad sii iftiimisid ama sii faahfaahisid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incapacité
incapacité, n.f. - tamar la'aanta
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incuràbile
agg. - la dawayn karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indefinite
/indhefanit/ (adj) aan xad lahayn (aan caddayn). e.g. She will be away for an indefinite period of time.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indomabile
agg. - aan la xukumi karin, aan la layli karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inhabilité
inhabilité, n.f. - wax sharci ah aan qaban karin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inorganisé
inorganisé, adj. - aan la habayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incurabilité
incurabilité, n.f. - cudur siiba aan laga bogsan karin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
humanitaire
humanitaire, adj. - si aadami ah dadka u fiican.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incommodité
incommodité, n.f. - dhibka; xanuunka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
incriminate
/inkrimaneyt/ (v) caddayn in qof dambi galay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incuriosité
incuriosité, n.f. - aan kala jeclayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infécondité
infécondité, n.f. - dhalmo la'aan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
informative
/infoormativ/ (adj) war badan haya (akhbaar muhiim ah haya).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ingigantire
v.tr. - weynayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ingombrante
agg. - wax meel ciriirinaya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inorganique
inorganique, adj. - aan noolayn; aan habaysnayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intégralité
intégralité, adj. - dhamaantood; dhamaan ahaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pneumatique
pneumatique, adj. - ku shaqeeya ama ay waddo hawo laysku cadaadiyo (taayirku).
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
inhuman (adj)
bini aadinlimi ha aatenid
bini aadinimo ahayn