informaticien
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
informaticien
informaticien, n. - qofka aqoonta u leh kombiyuutarka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
information
/infoormeyshan/ (n) akhbaar (war); macluumaad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
information
information, n.f. - war; akhbaar; warka idaacadda.
les Informations - war; wararkii (warbixintii) ugu dambeeyey.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
information
n., war, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
informative
/infoormativ/ (adj) war badan haya (akhbaar muhiim ah haya).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
informatique
informatique, n.f. - kombiyuutarka la xidhiidha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
informatiser
informatiser, v. - kombiyuutar la galiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
informatif
informatif, adj. - wargeeye (qof).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infirmation
infirmation, n.f. - isburin; isdiid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
informatóre
s.m. - warsheeg..
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
informazióne
s.f. - war, xog.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infirmatif
infirmatif, adj. - kasoo horjeeda.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Deformation
Qaabdoorsan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
informateur
informateur, n. - qofka warka geeya; jaajuus; jaasuus; il.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reformation
/refarmeyshan/ (n) dib-uhabayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reformation
reformation, n.f. - dib u habayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conformation
conformation, n.f. - Jidka ama habka wax loo sameeyo.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
informed consent
(n) the process of informing, educating, or telling a patient about a medical treatment, esp. the risks of undergoing the treatment, the patient's understanding of this information, and obtaining the written permission for the treatment from the patient.
qofka bukaa fasax qoraal ah uu siiiyo shaqaalaha caafimaadka
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
foormaliin
m.dh (kiimika) Milan ka kooban biyo iyo 40% oo “formaldehyde” ah loona isticmaalo jeermidile (sterilization) ama dhajiye (fixative) gaar ahaan qaybta cudur barashada (pathology) waxaana lagu dilaa “antharax spores”.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
foormaliin
m.dh (kiim.) Milan ka kooban biyo iyo 40% oo 'formaldehyde' ah loona isticmaalo jeermidile (sterilization) ama dhajiye (fixative) gaar ahaan qaybta cudur barashada (pathology) waxaana lagu dilaa 'antharax spores'.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
formazióne
s.f. - qaab u yeelid (da), samaysnaan, dhisnaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
idiomàtico
agg. - u gaar ah (frase i.: weer u gaar ah af).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indomabile
agg. - aan la xukumi karin, aan la layli karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infermiére
s.m. - kalkaaliye.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infirmerie
infirmerie, n.f. - ambolotooryo; meel dawada laga gato
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infirmière
infirmière, n.f. - farmayeeriyad; kalkaaliyad caafimaad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infortunio
s.m. - dhaawac shileed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infraction
infraction, n.f. - sharci jabin; sharciga oo aan la dhawrin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inhumation
inhumation, n.f. - aas; xabaalis ama duugis, marka qof la aasayo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
innovation
/inaveyshan/ (n) wax cusub soo saarid (soo bandhigid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
innovation
innovation, n.f. - is badal dawlad lagu sameeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inondation
inondation, n.f. - biyo badan oo dhulka socda (roobka dabadi); daad, biyo fatahmidda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inorganisé
inorganisé, adj. - aan la habayn.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Insolation
Kaah qorraxeed
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insolation
insolation, n.f. - qoraxda kulaylkeeda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intimation
intimation, n.f. - amar siin sida maxkamadda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intonation
intonation, n.f. - habka qofka looga argagixiyo; qaylo ama sanqadh iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invocation
invocation, n.f. - Ilaah baryidda.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
koromatiin
m.l (baayoloji) Walaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooban tahay borotiinno (gaar ahaan histoono), DNA iyo waxoogaa yar oo RNA ah.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
koromatiin
m.l (baay.) Walaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooban tahay borotiinno (gaar ahaan histoono), DNA iyo waxoogaa yar oo RNA ah.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
koromatiin
-ka: (magac, lab, keli) walaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooban tahay borotiinno (gaar ahaan histoono) DNA iyo waxoogaa yar oo RNA ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
normaliser
normaliser, v. - Wanaajin xidhiidh laba dawladood.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pharmacien
pharmacien, n. - qofka daawada gada; farmashiistaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
politicien
politicien, n.m. - qofka siyaasiga ah; wax ka yaqaan siyaasada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
théoricien
théoricien, n.m. - qofka nadariyooyinka yagaan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
affirmation
n., dhabayn, -ti, rumaysi, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
affirmative
/affermativ/ (adj) ku raacid, ku waafiqid. e.g. He always gives an affirmative response.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Faraatikeen
(Faraatikeen-ka)
(cudur) ilmasideenka oo madaxa keena ama soo wada dhaca.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
faraatikeen
m.l Keenidda ilmasidka geelu foodda soo muujiyo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
faraatikeen
m. n., [compound] complication in childbirth
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
faraatikeen
-ka: (magac, lab, keli) cudur sababa ilmasideenku inuu soo dhaco.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
faraatikeen
de: complication in childbirth
lx: faraatikeen
pd: (-ka)
ps: n2-m-cmp
key: faraatikeen
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Importation
Maal cco dejis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
importation
importation, n.f. - soo waaridid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
incarnation
/inkarneyshan/ (n) 1. qofka oo mar labaad soo noolaada asagoo jismi (jir) kale leh (gaalada qaarkeed baa aaminsan).(n) 2. qof ama wax tusaale fiican u noqon kara wax kale.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incurvation
incurvation, n.f. - godnaanta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infanticide
infanticide, adj. - carruur dilid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
infatuation
/infaatuweyshan/ (n) jidbo-jacayl, (jacayl indha-la'aan ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infertilité
infertilité, n.f. - aan beer laga abuuran karin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
infertility
(n) the inability to reproduce.
madhaleeys
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
innervation
innervation, n.f. - sida acsaabto ama dareemado ugu qaybsan yihiin oogada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inorganique
inorganique, adj. - aan noolayn; aan habaysnayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
confirmation
/konfarmeyshin/ (n) sugitaan (hubin).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Confirmation
hubsiino, hubaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
incompatible
/incompaatabal/ (adj) aan wada jiri karin (laba shay ama laba qof oo aan wada joogi karin, kala duwanaanshahooda darteed).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incompatible
incompatible, adj. - isdiidaya.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
inflammation
Cuncun, olol
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
inflammation
(n) localized heat, redness, swelling, and pain as a result of irritation, injury, or infection.
meeli haday kululaato, casaato, bararto xanuunna leedahay waxaa keena nabar ama jeermis gelay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inflammation
inflammation, n.f. - boogow.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
malformation
malformation, n.f. - Qof dhasha isaga oo aan caadi ahayn (sida cilinka, iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
preformation
preformation, n.f. - horay u sii jiridda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incompatibile
agg. - aan la heshiin karin; aan isoggolayn.