infecondo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infecóndo
agg. - dhul aan dalsan ahayn; miro dhalayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infécond
infécond, adj. - mandhalays; aan dhalin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fecóndo
agg. wax dhali karta (nafley dheddig).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infécondité
infécondité, n.f. - dhalmo la'aan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fécond
fécond, adj. - nafaqo leh; nafaqo ah (ciidda, dhulka, dhirta); wax soo saari kara; wax dhalin kara.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inferno
/inferno/ (n) dab aad u holcaya oo kahatar ah (naar).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
secóndo
agg. - labaad (s. mano: wax la isticmaaley).
secóndo prep. - haddii loo fiiriyo ra'yi ahaan.
secóndo: s.m. - ilbiriqsi.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
infected
(adj) of, or pertaining to a person who has a disease.
ku saabsan bukaan u keenay jeermis
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Infections
Lahankac
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
infect
(v) to have microorganisms enter the body and produce harmful toxins,
jidhka marku jeermisku galo ku siidaayana sun
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
infect
/infekt/ (v) 1. qaadid ama qaadsiin (cudur ku dhicid ama ku daarasho). e.g. He is infected with AIDS. 2. saamayn ama gaarid. e.g. Violence is infecting everyone.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infect
infect, adj. - xun; wasakh ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infèmo
s.m. - naar, jahannamo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intend
/intendh/ (v) ugu tala gelid, qorshayn (niyad ku hayn). e.g. She intended to catch the early bus, but she didn't get up on time.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
intend
v.tr., damac; what do you intend to do, maxaad damacsantahay.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Second
Seken, ilbiriqsi
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Second
Ilbidhiqsi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
second
/sekandh/ (deter) 1. labaad (ka labaad) 2. il-biriqsi (seken) 3. duug (alaab la soo isticmaalay) 4. taageerid (addeecid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
second
second, adj. - labaad; ka labaad
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
second
num., labaad, kan kii labaad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incènso
s.m. - beeyo, luubaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incólto
agg. - caamo, aan cilmi lahayn; weli la falan (dhul).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inconnu
inconnu, adj. - aan la aqoon; caan ahayn
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indégno
agg. - aan istaahilin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inférmo
agg. - e s.m. bukaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ingènuo
agg. - lillaahi ah, daacad ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intènso
agg. - adag, xoog leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intènto
agg. - ku howlan.
s.m. - qasad, ujeeddo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intèrno
agg. - gude.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invendu
invendu, adj. - baaqi; aan la gadin; soo hadha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
invèrno
s.m. - xilliga qaboobaha (Disember - Maarso).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
seconde
seconde, n.f. - ilbiriqsi (1/60 daqiiqad)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
anaconda
anaconda, n.m. - Mas weyn siiba nooc wax burburiya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
féconder
féconder, v. - rimin; uurayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incèndio
s.m. dab kacay.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incòmodo
agg. - aan raaxa lahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
incóntro
s.m. - kulan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indécent
indécent, adj. - xumaan; wanaag ka horjeeda,
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indeciso
agg. - shakisan, aan go'aan gaarin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inétendu
inétendu, adj. - aan waynayn; yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infecter
infecter, v. - wasakhayn (cudur).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
infernal
/infernal/ (adj) aad u xun (dab oo kale looga gubanayo ama looga xanaaqayo). e.g. Could you stop that infernal noise?
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infernal
infernal, adj. - dhib badan (carruur); cadaab leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
innuendo
/inyuwendo/ (n) maldahan, dahsoon (hadal edeb darro ah oo si dadban loo yiraahdo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indécence
indécence, n.f. - edeb daro; afxumi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indecency
/indhiisensi/ (n) xushmad daran (aan edeb lahayn).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indecènte
agg. - aan xishood lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infectant
infectant, adj. - wasakhaysan.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Infection
Hambaabuq
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
infection
(n) the invasion and multiplication of microorganisms in body tissues,
jeermis markuu jidhka galo kuna tarmo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
infection
/infekshan/ (n) jeermiska cudurka dhaliya.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Infection
Cudur-faaf, Isqaadsiin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infection
infection, n.f. - dhaawac; boog.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Inference
U cuskasho
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infettivo
agg. - qabadsiin leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infezióne
s.f. - boog.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infondato
agg. - aan sal iyo raad lahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cinquecènto
agg. - shan boqol.