indistinguishable
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indistinguishable
/indhistinguwiish-abal/ (adj) aan la kala saari karin (aad isugu eg).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
distinguishable
/dhistingwishabal/ (adj) la-garan karo, la aqoonsan karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undistinguished
/ (adj) heer-hoose ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indéfinissable
indéfinissable, adj. - aan la garan karin; aan sugi karin.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
distinguish (v)
lisi bisaal
kala garasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indisciplinable
indisciplinable, adj. - aan la edbin karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indispensabile
agg. - aan laga maarmi karin, ma dhaafaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incristallisable
incristallisable, adj. - aan adkaan; aan fadhiisan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inconnaissable
inconnaissable, adj. - aan la aqoonsan karin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indestructible
indestructible, adj. - aan la burburin karin; aan la dumin karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indéterminable
indéterminable, adj. - aan la fasiri karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indietreggiare
v.intr. - dibugurasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indébrouillable
indébrouillable, adj. - qof aan isdabiri karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
indimenticabile
agg. - aan la illoobi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infranchissable
infranchissable, adj. - aan la gudbi karin.