impunement
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impunément
impunément, adv. - ciqaab lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
implement
/implamenti/ (v) 1. qalab ama aalad lugu shaqeeyo. (v) 2. fulin, (arin wax ka qabashadeed); ka baaraan-dagiddeed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
importunément
importunément, adv. - loo baahnayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imprudemment
imprudemment, adv. - taxadar la'aan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
improvement
/impruuvmant/ (n) horumar (kasoorrayn), fiicnaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inopinément
inopinément, adv. - si kadis ah; ku yimaad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impudent
/impyudhant/impudence/ (adj) xishood daran, edeb daran xushmad daran (dabeecad xun). e.g. The impudent child shouted at her mother.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impudent
impudent, adj. - ceeb leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amusement
/amyuusment/amusements; (n) 1. farxad gelin, madadaalo ama maaweelo. e.g. Everybody smiled in amusement. 2. hab ama wax waqtiga lugu dilo, waqtiga oo farxad kugu dhaafa (maaweelo darteed). e.g. The. radio was on all day long for their amusement.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
amusement
/amyuusment/ (n) baashaal, haasaw, dadaayow. Playing soccer is my favorite out-door amusement.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
amusement
amusement n.m. - Maad; Madadaalo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
amusement
n., cayaar, -ti, jalbeeb, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mouvement
mouvement, n.m. - socod; dhaqaaq; teeso
quantité de mouvement - dhaqdhaqaaq ilaa xad.
mouvement de jeunesse - ururka dhallinyarada.
mouvement de libération - dhaqdhaqaaqa gobanimadoonka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impediment
/impedhamant/ (n) carqalad ama shoobaro hawl curyaamisa. e.g. I can't understand him because he has a speech impediment.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impénitent
impénitent, adj. - qofka madaxa adag oo canaadiga ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impoliment
impoliment, adv. - edeb daro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inducement
/indiyuusmant/ (n) wax qof ku dhiiri-geliya ama u sahla in uu wax sameeyo. (lacag dhiiri-gelis ah oo kale). e.g. She gave him money as an inducement to leave.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impatiemment
impatiemment, adv. - samir la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
improprement
improprement, adv. - wasakh ah; aan sharaf lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ameublement
ameublement, n.m. - Saabaanka guriga (sida kuraasta, miisaska sariiraha iwm.)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
embaumement
embaumement, n.m. - hab loo dhawro meydka si uuna u urin (sida Masaaridi hore oo kale).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
empêchement
empêchement, n.m. - is hortaag; joojin; wax aan la dhaafi karayn; wax iska hortaaga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
emplacement
emplacement, n.m. - dagaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
emportement
emportement, n.m. - cadho; cadhooday.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hideusement
hideusement, adv. - foolxumaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
humainement
humainement, adv. - bani'aadanimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indignement
indignement, adv. - xushmad darnaanta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
injustement
injustement, adv. - aan sax ahayn; khalad ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
internement
internement, n.m. - xidhid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piteusement
piteusement, adv. - si naxdin leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impoveriménto
s.m. - cayroobid (da).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inhumainement
inhumainement, adv. - aan aadaminimo ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pungent
/panjant/ (adj) aad u daran (ur ama dhadhan xoog badan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
finement
finement, adv. - si aqoon leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
imminent
/immanant/ (adj) wax dhakhso u dhici doona; foodda nugu soo haya (deg-deg loo filayo). e.g. I knew that his departure was imminent.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imminent
imminent, adj. - aad u dhaw; dhici waqti dhaw.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impotent
/impotant/ (adj) 1. awood darro (hawl qaban waayid) (adj) 2. tabar darro xaga isutegidda ragga iyo dumarka.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
impotent
a., aan daali karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impunité
impunité, n.f. - ciqaab la'aanta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impureté
impureté, n.f. - wasakh ah; aan nadiif ahayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
jugement
jugement, n.m. - garsooridda; xukumidda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
lapement
lapement, n.m. - carrabsashada (habka eyda iyo mukulaaluhu wax u cabaan),
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
monument
/manyumenti/ (n) 1. taallo 2. dhismo taariikhi ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monument
monument, n.m. - taallada; taallo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
movement
/muuvment/ (n) dhaqdhaqaaq.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
movement
n., dhaqdhaqaaq, -i, walaaq, -i.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ornement
ornement, n.m. - qurxin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paiement
paiement, n.m. - bixinta lacagta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pavement
/peyv mant/ (n) geesaha shamiitaysan ee waddada, ama meel kale oo saas u dhisan. (marsho-biyeedi)
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Pavement
Jid lugeed, kebbis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
posément
posément, adv. - si xasilooni ah; tartiib ah si aan degdeg lahayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sûrement
sûrement, adv. - dhab ahaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tenement
/tenamant/ (n) dhismo weyn, oo qolqol loo kala habeeyey.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amazement
/ameeysment/ (n) amakaag; u qaadan waa; cajaa'ib. e.g. Ali stood up in amazement.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
amazement
n., la yaab, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amendment
/amendhment/amendments; (n) sixid ama hagaajin; wax ku darid ama wax ka badelid qoraal hore ama sharci qornaa. e.g. We made a few amendments to the agreement before signing it.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
atonement
/atonement/ (n) xaalsiin ama raalli gelin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
atonement
n., toobad, -di.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dénuement
dénuement, n.m. - Sabool-Fakhri.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
évènement
évènement, n.m. - arrin dhacda oo muhiim ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
feulement
feulement, n.m. - cida shabeelka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
garnement
garnement, n.m. - qalqaalinimu; wax xun,
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impatient
/impeyshant/impatience; (adj) samir la'aan (aan sugi karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impatient
impatient, adj. - samir la'aan; aan samir lahayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
impatient
a., kaadsan la’, sugniin la’.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
imponènte
agg. - weynaan iyo heybad leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imprudent
imprudent, adj. - aan taxadar lahayn.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Increment
Koror
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
increment
/inkramant/increments; (n) dulsaar; ku dul darid (siyaadin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
isolement
isolement, n.m. - dahaadhid; xijaabis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
isolément
isolément, adv. - go'doon.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
maniement
maniement, n.m. - Maarayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pansement
pansement, n.m. - loo isticmaalo dhayidda boogaha iyo duubidooda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pépiement
pépiement, n.m. - khaawisaad; dhawaaq dhuuban.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pincement
pincement, n.m. - marka geedka laamaha laga jaro si laama cusubi ugu soo baxaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remuement
remuement, n.m. - lulid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
roulement
roulement, n.m. - giringirin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
seulement
seulement, adv. - oo qudha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vainement
vainement, adv. - faa'iido darro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
alignement
alignement, n.m. - Saf
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
allurement
n., qalqaal, -ki, sasab, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
complement
/komplamant/ (n) dhammaystir (waxa shay dhammaystira ama bila).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éboulement
éboulement, n.m. - soo daadasho sida dhagaxda soo aguugta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
écoulement
écoulement, n.m. - qulqulidda; shubmidda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
émargement
émargement, n.m. - saxiixidda; warqad la saxiixo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
embankment
/imbankment/ (n) biyo-celis, biyo-xireen.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Embankment
Gebidhis, garbo dhis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
embêtement
embêtement, n.m. - dhibidda; xumaynta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éminemment
éminemment, adv. - si aad u fiican loo sameeyey.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
employment
/imployment/ (n) shaqo.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Employment
Shaqo-hayn
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
employment
n., hawl, -shi; un-employed, hawl la’, shuqul la’.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épuisement
épuisement, n.m. - daalis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
espacement
espacement, n.m. - meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; bannaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étonnement
étonnement, n.m. - la yaabid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grognement
grognement, n.m. - qaylo; gungunuunicidda,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
Idéalement
Idéalement, adv. - idiyaalnimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
immunisant
immunisant, adj. - cudur celin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impuissant
impuissant, adj. et n. - awood yari; xoog darro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ingénument
ingénument, adv. - laga roonaan.