impractical
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impractical
/impraaktikal/ (adj) aan la tijaabin karin (wax aan dhab ahaan loo fulin karin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
practical
/praaktikal/ (adj) 1. shaqo ahaan loo qabtay (hawl gacanta laga qabto) camali 2. la fulin karo (la dabikhi karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impraticable
impraticable, adj. - aan la mari karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impartial
/imparshal/impartiality; (adj) eex la'aan ah, si daacad ah u gar qaadaya, dhanna aan raacsanayn. e.g. an impartial judge.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impartial
impartial, adj. - aan laalaabka aqoon; toosan si fiican wax u maamula.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impraticabile
agg. - meel aan la mari karin; qallafsan (qof).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
practice
/praaktis/ (n) 1. taba-bar qaadasho (hawl ku cel-celin si aad si fiican ugu barato) 2. dabakhaad (wax fal ahaan loo qabto) 3. xirfad ku shaqayn (sida dhakhtarka, qareenka iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tactical
/taaktikal/ (adj) xeeladaysan (xeelad ku dhisan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
practiced
/praaktist/ (adj) taba-bar qaba (tababaran).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
practicable
/praaktikabal/ (adj) la dabikhi karo (ficil ahaan loo qaban karo ama la fulin karo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
practically
/praaktikali/ (adv) ugu dhawaan (qiyaastii, sida ugu dhow).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
alphabetical
/aalfabetikal/alphabetically; (adj) wax laysugu xijiyo sida xarfuhu isugu xigaan. e.g. The words were arranged in alphabetical order.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
alphabetical
/alfabetikal/ (adj) abjadi eh, lisky hijiyi yeetho ly etheegsythaw huruufty abjadky. a,b,c,d,e, iwm.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Hierarchical
Kalla sarrayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pharmaceutical
/farmasuutikal/ (adj) la xiriira daawo samaynta.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Critical
Qirinqiir
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Critical
Qiirqiir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
critical
/kritikal/ (adj) 1. ceeb raadis badan (cillad raadin) (adj) 2. heer xun (heer khatar ah) (adj) 3. naqdisan (faallo iyo fikradba laga bixiyey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
emphatic
/amfaatik/ (adj) ta'kiidsan, adag.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
farcical
/farsikal/ (adj) dheel-dheel ah, majaajillo ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impartir
impartir, v. - u oggolaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
imperial
/impiryal/imperially; (adj) gumeyste ama xukunkiis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impérial
impérial, adj. - la xidhiidha boqortooyada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imprécis
imprécis, adj. - aan sax ahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
imprónta
s.f. - raad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inamical
inamical, adj. - saaxiibtinimo la'aan; col ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
machinal
machinal, adj. - Fal ama ficil soo noqnoqod joogta ah leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
plàstica
s.f. - caag.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
simpatia
s.f. - jinni, shucuur soo jiidasho leh.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Vertical
Sarjoog
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vertical
/vertikal/ vertically; (adv); (adj) toosan, qumman, taagan.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Vertical
Kor-eeg
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vertical
vertical, adj. - qumman; kor u qumman; taagan; xagal qumman ku ah (90°); ku qotoma.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
appraisal
/apreysal/appraisals; (n) qiimayn ama wax aad qiyaastid qiimaha uu ku fadhiyo. e.g. an appraisal of used cars.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Appraisal
Hubin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
empirical
/impirakal/ (adj) waaqici ah (ku salaysan wax la-qabankaro, ama la dareemi karo). e.g. an empirical theory.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
identical
/aydhentikal/ (adj) isku mid (wax meel kasta isaga eg). e.g. They are identical twins.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Idraulica
Biyood
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impartire
v.tr.- siin (cashar, ammar).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impatient
/impeyshant/impatience; (adj) samir la'aan (aan sugi karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impatient
impatient, adj. - samir la'aan; aan samir lahayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
impatient
a., kaadsan la’, sugniin la’.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impératif
impératif, adj. - amarka; dadka la amro.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impreciso
agg. - aan cayinnayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
political
/politikal/ (adj) ee siyaasadeed (siyaasad la xiriira).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
simpàtico
agg. soo jiidasho leh, wanaagsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apolitical
/apalitikal/ (adj) qofka aan siyaasadda jeclayn. e.g. He became apolitical after World War II.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
imparziale
agg. - eex la'aan ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
imperative
/imperativ/ (adj) 1. arin muhiim ah in dhakhso loo qabto (mudnaanta koowaad la siiyo) (adj) 2. lagama maarmaan; aasaasi ah (daruuri) (n) 3. naxwe ahaan (falka amarka bixiya)
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
imperativo
agg. - amar ah (naxwe).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infraction
infraction, n.f. - sharci jabin; sharciga oo aan la dhawrin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
irrational
/irraashanal/ (adj) tasarufaad ama fal aan macquul ahayn (aan maskax ku dhisnayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
praticable
praticable, adj. - wax gacanta laga gaban karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sabbatical
/sabaatikal/ (adj) ee fasax (fasaxa la siiyo macallin iskool iyadoo mushaarkiisu u socdo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
uncritical
/ankritikal/ (adj) wax-ka sheegid la'aan (aan waxba-ka sheegin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impératrice
impératrice, n.f. - boqorada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imprécation
imprécation, n.f. - qof xumaan lala jeclaysto.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
imprecisato
agg. - aan cayinnayn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
malpractice
(n) improper treatment of a patient by a physician, resulting in damage or injury.
dhakhtar si khalad ah wax u daaweeya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imperfectible
imperfectible, adj. - aan la wanaajin karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imprononçable
imprononçable, adj. - aan lagu dhawaaqi karin