illusory
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
illusory
/illuusari/ (adj) wax run ahaan u muuqda laakiin been ah ama aan jirinba khayaali.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhalanteed
-ah: (adj) 1. unreal (an-riyal); illusory (iluu-sari); imaginary (imaaji-nari). 2. dhalanteed -ka: (n) fantasy (faan-tasi); delusion (diluu-shiri); illusion (illuushiri)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illusoire
illusoire, adj. - aan dhab ahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
illusòrio
agg. - dhalanteed ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
illuso
agg. e s.m. la hoday.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illustre
illustre, adj. - caan ah; tixgelin leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illustré
illustré, adj. - leh ama ku saabsan sawiro la sameeyo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
illusióne
s.f. - dhalanteed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illustrer
illustrer, V. - sharax ama sifayn; leh tusaalooyin iyo sawirro
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
illéso
agg. - caynte (dhaawac, dhibaato, xumaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
allegory
/allajori/ (n) af-maldahid, sheeko maldahan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
allegory
n., matal, masal, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
illudere
v.tr.- sabsabid, hodid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
illusion
/illuushan/illusions; (n) dhalanteed, khayaal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illusion
illusion, n.f. - khaldamida; aan dhab ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
industry
/indhastri/industries; (n) 1. warshad. e.g. Japanese industries are growing very fast. 2. shaqo gaar ah (wax soosaar ama hawl gaar ah).e.g. the hospitality industry. 3. shaqo-badni.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Industry
Sancada
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
illustrare
v.tr.- sawir ku bilid, bayaamin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
illustrate
/ilastreyt/illustrates, illustrating, illustrated; (v) sharxid ama sifayn leh tusaalooyin iyo sawiro tusmayn. e.g. She illustrated her meaning with well-chosen examples.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
allusióne
s.f. - sarbeeb.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infusoire
infusoire, adj. - caleen la karsado kaddibna la cabo (shaah, tiisan, manta, iwm)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
millinery
/milaneri/ (n) samaynta iyo gadidda koofiyadaha dumarka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illusionner
illusionner, v. - khaldamid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
illustrator
/ilastreytar/ (n) qofka masawirada sameeya (aartiiste).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
illustrious
/illastriyas/illustriously;(adj) qof caan ah (wax gaar ah caan ku noqday)