iidul-adxa
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Iidul-Adxa
-da: (magac, dhedig, keli) farxadda maalinta la joogsado Carrafo ka danbaysa, camalka xajka na lagu soo xidho, oo ku beegan tobanka bisha Dul-Xija oo ah bisha labo iyo tobnaad sannadka Hijrida. Dh: Ciidal-Adxa.
waa la naqliyay ✓
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ciidal'adxa
-da: (magac, dhedig, keli) farxadda maalinta la joogsado Carrafo ka danbaysa oo ah tobanka bisha Carrafo sannadka hijrida ee camalka Xajka lagu soo xidho.
waa la naqliyay ✓
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Iidul-Fidri
-da: (magac, dhedig, keli) farxadda maalinta koobaad ee bisha Shawaal oo lagu soo gebagebeeyo soonka bisha Ramadaan. Dh: Ciidalfitri.
waa la naqliyay ✓