ice cream
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ice cream
/ayskriim/ (n) jallaato.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
milk
(n) the white, fatty, liquid secretions from the mammary glands, milk from a cow or goat is used to make many different dairy products including cheese and ice cream.
caano
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fond
/fondh/ (adj) 1. aad u-jecel. e.g. He is very fond of chocolate ice cream. 2. jeclaysi, jeclaan siiba saa'id ah.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
goosaar
-ta: (n) food served after the main meal, such as salads or ice cream ~ koosaar
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
jallaato
-jallaatada: (n) ice cream (aays kiriim)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
koosaar
-ta: (n) food served after the main meal such as salads or ice cream ~ goosaar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pipe dream
/payp-driim/ (n) hawo beeneed (rajo ama qorshe khayaali ah; aan dhici karin).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
cereal
(n) (m) a seed or grain high in starch and carbohydrates.
mishaari diyaar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cereal
/siiriyal/ (n) 1. heed (badar badanaa laga sameeyo qamadiga oo lugu quraacdo) 2. dhir miroodka, sida galleyda qamadiga,bariiska.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
cereal
/siiriyal/ (n) 1. geetho misgheethy amy mera lahaku guruthaw. 2. mishaariyi lyky afbillaawythaw.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scream
/skriim/ (v) 1. cabaadid, qaylin (qaylo af-labadi la yeero) 2. lugu qoslo (qof ama shay qosol leh).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
scream
v.i., dhawaaq, qayli; n., dhawaaq, -i, qaylo, -adi.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ice age
Waagii barafka
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Ice bag
Adab baraf
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ice-cap
Koofiyad-baraf
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
day dream
/dheydiriim/ (n) riyo maalmeed (fakarka riyada u eg ee qofku sameeyo kolkuu soo jeedo).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ice sheet
Sallax baraf
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ice shelf
Raso barafeed