i'll
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
I'll
(abbr) I will ama I shall oo la soo gaabiyey. e.g. I'll go out this weekend.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
get out
/get awt/ (v) 1. bixid ama bax. e.g. No one knows how he got out. (v) 2. soo-saarid. e.g. I'll have to get this report out before next week. (v) 3. bixid, sida war dibadda usoo-baxa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
give up
/giv ap/ (v) 1. quusasho, ka-raja dhigid. e.g. I can't understand this question, so I think I'll give up. (v) 2. joojin, iska-dayn. e.g. You must give up smoking.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
go along
/ (v) 1. wadid, sida shaqo la wado oo kale. e.g. I like to do the checking as I go along. (v) 2. ku waafiqid, ayidid. e.g. I'll go along with your idea
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
good
/guudh/ (adj) 1. fiican, wanaagsan (n) 2. wanaag (camal suuban). e.g. The children must learn the difference between good and evil.
for good ~ waligeed. e.g. I'll stay here for good.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
guide
/gaydh/ (n) 1. tilmaame (hage, qof, buug iwm, oo qof tilmaamo siiya) (v) 2. hagid, tilmaamid, hoggaamin. e.g. I don't know how to get to your home, so I'll need somebody to guide me.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hairdresser
/heer-dresar/ (n) 1. timo-qurxiye (qof ka shaqeeya qurxinta timaha). (n) 2. rugta qurxinta timaha. e.g. I'll go to the hairdresser on Sunday.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hereby
/hiyerbay/ (adv) halkaan. e.g. I hereby declare that I'll be responsible for repaying this money.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
horoscope
/hooraskowp/ (n) burjiga ama xiddiga qofka oo laga qiyaaso cilmi-falaga oo lugu saleeyo dhalashada qofka. e.g. My horoscope says that I'll become wealthy one day.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inside
/insaydh/ (prep) 1. gudaha. e.g. Don't let him inside.(adj) 2. sir ama arin xogteed. e.g. I'll give you inside information about this matter. 3. inside out ~ dhanka kale u rogan (geddisan). e.g. He put his shirt on inside out.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intervene
/intarviin/ (v) 1. soo dhex-gelid si loo dhex-dhexaadiyo (dad is haysta). e.g. They were fighting until their father intervened. 2. dhabqin (hakin) (hadal ama hawl socotay). e.g. I'll come tomorrow if something doesn't intervene.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
issue
/ishyuu/ (n) 1. soo bixid joornaal, iwm. (daabacaad la soo saaro), soo saarid. e.g. I bought the newspaper the day after its issue.(n) 2. mawduuc ama qodob muhiim ah. e.g. Don't make it a big issue.(v) 3. la siiyo (qof si sharci ah wax loogu sameeyo). e.g. I'll issue a passport for you.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
knock off
/ (v) 1. dhammayn e.g. I start my job early but I'll knock off at noon. 2. ka gooyn (xisaab ka naaqusin). e.g. I'll knock $20 off the price.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lieu
/liyuu/ (n) baddal-keedii, booskeedii (wax la dhaafsado wax kale). e.g. I'll take your computer in lieu of my books.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mind
/mayndh/ (n) 1. maskax (maan; garaad). e.g. He has a very quick mind. 2. xasuus (xusuusasho). e.g. He couldn't call her name to mind. 3. ka taxadarid; ilaalin. e.g. Mind your own business. 4. ra'yi (fikrad) e.g. I'll change my mind tomorrow. 5. diidanaan; kasoo horjeedid. e.g. If you don't mind, I'll come tomorrow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
on
/on/ (prep) 1. dul saaran (dusha). e.g. The book is on the table. 2. waqti go'an tilmaamid. e.g. I'll come on time. 3. ka hadlaya (ku saabsan). e.g. a book on Somalia. 4. dhanka (jihada). e.g. on my left. 5. isticmaalaya (adeegsanaya). e.g. I came on foot.
on: /on/ (adj) 1. is-daba joog ah. e.g. She worked on it all day. 2. gashaday (ugu jiro, ka dul qaba). e.g. He went out with his coat on. 3. daarid (ka shaqaysiin). e.g. Can you turn the light on? 4. dhacaya (wax hadda socda ama dhici doona). e.g. What is going on tonight?
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pay
/pey/ (v) 1. bixin (lacag bixin) e.g. I'll pay you $500 dollars. 2. samayn (fulin). e.g. I'll pay you a visit.
pay: /pey/ (n) mushaar (lacagta shaqada laga bixiyo); dakhli.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sharp
/sharp/ (adj) 1. fiiqan (af- leh) 2. si fiican u muuqda (waadax ah) 3. goolad (leexasho fiiqan oo aad u xoodan) 4. aad u daran (si kulul) (adv) 5. oo gaw ah (oo go'an, ayadoo waqti la xusayo). e.g. I'll meet you six o'clock sharp.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ill
/il/ills, illness; (adj) 1. jirran, buka (xanuunsanaya). e.g. She was very ill in the hospital.(n) 2. wax xun oo dhibaato badana waa loo adeegsadaa. e.g. We have to live with the ills of life.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
ill
a., (bad) xun; (sick) buka; be ill, xumaw; n., that boy returns ill (bad) for good, inankaasi sharkuu wanaag u ceshaa; he speaks ill of everyone, isagu nin walba wax xil leh buu ka sheegaa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
idyll
/aydhil/idylls, idyllic; (adj) meel farxad iyo baraare loogu nool yahay sida nolosha baadiyaha ee fudud. e.g. It is an idyllic place to live.