hysterique
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hystérique
hystérique, adj. - qofka cadhada badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hystérie
hystérie, n.f. - cadho badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
historique
historique, adj. - taariikh leh; ku caan ah taariikhda.
matérialisme historique - taariikhda maadiyadda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obstétrique
obstétrique, n.f. - umulin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hysteria
/histeriya/ (n) 1. kac-sanaanta xididada-maskaxda ama shoogsanaanta qofka (n) 2. kac-sanaanta dad-badan, siiba xad-dhaaf ah. e.g. The current hysteria about the shortage of food is getting worse.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entérique
entérique, adj. - xundhur.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gastrique
gastrique, adj. - laabjeex
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ésotérique
ésotérique, adj. - garaado; darajo; ereyo gaar ah isticmaalis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hygiénique
hygiénique, adj. - nadiif ah; ka dhowrsan wasakh iyo wixii kale ee jiro keenaya; fayow.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mystérieux
mystérieux, adj. - wax aan la fahmi karin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mysterious
/mistiiriyas/mysteriously; (adj) si dhahsoon oo yaab leh (si qarsoodi ah oo aan cidna fahmi karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hypodermique
hypodermique, adj. - durid ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
synthétique
synthétique, adj. - wax aan dhab ahayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préhistorique
préhistorique, adj. - dhigaalka ama goraalka taarikhda ka hor; intaan taarikhda la qorin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étriqué
étriqué, adj. - ciriiri; aan ballaarnayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mystère
mystère, n.m. - xaalad ama sir qarsan oon la fahmi karin.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sterile
Ma dhalays
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sterile
(adj) incapable of reproducing sexually; infertile; free of bacteria.
madhalays
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sterile
/sterayl/ sterility; (adj) 1. ma dhalays ah (aan dhali karin) (adj) 2. nadiifsan (sifaysan, nadiif ah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sterile
Tarantirane
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
stèrile
agg. - madhale, goof; jermi la'.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
stérile
stérile, adj. - madhalays ah; dhirta aan midhaha bixin; naagta aan dhalin (madhasho); aan miro lahayn; faa'ido la'aan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sterile
a., madhalays, (geed) aan midho lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
héroïque
héroïque, adj. - geesi khatar ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
historie
historie, adj. - sheeko lagu qoslo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nitrique
nitrique, adj. - Kiimiko: Nitrik.
acide nitrique - Asiidka nitrik: HNO₃
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pastèque
pastèque, n.f. - qare.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
physique
/fisiik/ (n) qaabka dhismaha jirka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
physique
physique, n.f. - cilmiga (sayniska) la xiriira maadaha (matière), tamarta (énergie), sida sanqadha, kulaylka iwm.
physique. adj. - wax muuqda; la arki karo.
physique, n.m. - qaabka iyo dhismaha jirka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
scénique
scénique, adj. - la xidhiidha majaajilada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
générique
générique, adj. - sifo isbadbadasha marka dhadig ay tahayna hab leh marka ay lab tahayna hab kale leh.
générique, n.m. - astaan ama muusiko lagu aqoonsado ama lagu garto barnaamij ama filin oo kasoo horeysa ama lagu furo, ama lagu bilaabo (barnamijka caruurta, isboortiga, iwm.)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hérétique
hérétique, adj. - leh mad'hab kasoo hor jeeda diinta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
postérité
postérité, n.f. - qof tafiirtii ama ciddii ka faracantay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
esthétique
esthétique, adj. - qurux.
esthétique; n.f. - qurxin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
héllénique
héllénique, adj. - Giriigi hore, Yuunaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
helvétique
helvétique, adj. - Suwisra, Suwitsalaan (dawladda, dalka).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hermétique
hermétique, adj. - adkayn; xidhid; ku adkayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hispanique
hispanique, adj. - Isbaanish ah; reer Isbaaniya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
historisme
historisme, n.m. - barashada taariikhda.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hysteresis
Dib dhac birlabeed
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
postérieur
postérieur, adj. - kaddib; xagga dambe
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
posterióre
agg. xagga dambe, dambe.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géothermique
géothermique, adj. - ku saabsan kulayka dhulka hoostiisa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hyperbolique
hyperbolique, adj. - buunbuunis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inesthétique
inesthétique, adj. - aan quruxsanayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cadavérique
cadavérique, adj. - la xidhiidha maydka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géométrique
géométrique, adj. - la xidhiidha xisaabta qiyaasta,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hydraulique
hydraulique, adj. - ku socda biyo.
hydraulique, n.f. - cilmiga barashada qiyaasta iyo socodka biyaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
masterpiece
/maastarpiis/ (n) hawl sida ugu sarraysa loo qabtay (sida qoraalka, farshaxanka iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pléthorique
pléthorique, adj. - aad u badnaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endothermique
endothermique, adj. - kulqaate.