hydroelectrique
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hydroélectrique
hydroélectrique, adj. - koronto laga dhaliyo quwadda biyaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hydroélectricité
hydroélectricité, n.f. - korontada biyaha ka dhalata.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hydro-electric
/ (adj) la-xiriira korontada laga dhaliyo biyaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
radioélectricité
radioélectricité, n.f. - isu tabin baaq iyada oo la isticmaalayo ama la kaashanayo mawjadaha elektromanyitikada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hydrocarbure
hydrocarbure, n.m. - betrool.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hypodermique
hypodermique, adj. - durid ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hydrothérapie
hydrothérapie, n.f. - cudurada biyaha lagu daaweeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
problématique
problématique, adj. - mushkilad keena
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
propédeutique
propédeutique, n.f. - wax barasha iyo imtixaamad qaybteeda hore (qalinjabinta ka hor)
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Thermoelectricity
Kuldanab