ereyga

hurtiweyto

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

hurtiweyto

DHAN

-da: (magac, dhedig, keli) wax aan laga maarmi karin, aan laga fursan karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Huriweyto

DHAFAN
1

(Huriweyta-da)

2

1. Wax aan laga maarmi karin, laga fursan karin, la huri karin; lagamamaarmaan.

3

2. Dad isku xiran oo aan kala maarmin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

huriweyto

DHAFAN

m.dh.kh la-mid: huriwaa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

huriweyto

DHAFAN

f. n., [compound] necessity; something inevitable ~ unavoidable; people bound by an unbreakable tie

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

huriweyto

DHAFAN

-da: (magac, dhedig, keli) dad aan kala maarmin oo isku xidhan. Dh: ismahurto.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

huriweyto

DHAFAN
1

de: necessity; s.t. inevitable ~ unavoidable; [ext.] people bound by an unbreakable tie

2

lx: huriweyto

3

pd: (/da)

4

ps: n6-f-cmp

5

key: huriweyto

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

hurti

DHAABAN

-da: (magac, dhedig, keli) wax laga maarmi karo; wax la huri karo, Dh: hurtiweyto.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

murtiyey

DHAFANDHAAF

(fal) hadal inta murtida ah uun dheh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Murtiyeyn

DHAFANDHAAF
1

(Murtiyeyn-ta)

2

Murti u yeelid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

murtiyeyn

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg murtiyee.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

murtiyeyn

DHAFANDHAAF

-ta: (magac, dhedig, keli) gaabin oo murti u yeelid. Hadal ku murtiyeynta ayuu ku macaan yahay. Dh: murtiyeys.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

murtiyeys

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) gaabin oo murti u yeelid. Dh: murtiyeyn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

kurtumeyso

DHAFANDHAAF

f.mg3 (-stay, -satay) Cududdaha iyo laabta sawirro aan ka go'in ku sawirasho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

kurtumeyso

DHAFANDHAAF

v. have lumps, have uneven surface

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

kurtumeyso

DHAFANDHAAF
1

de: have lumps, have uneven surface

2

lx: kurtumeyso

3

pd: (kurtumeystay)

4

ps: v3b=intr

5

key: kurtumeyso

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

murtiyeysan

DHAFANDHAAF

f.mg4 (-snaa, -snayd) Hadal, hees, gabay iyo wixi lamida wax murti loo yeelay ahaansho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

murtiyeysan

DHAFANDHAAF

f.mg4 (-snaa, -snayd) Hadal, hees, gabay iyo wixi lamida wax murti loo yeelay ahaansho. m.f.dh, murtiyeysnaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

murtiyeysan

DHAFANDHAAF

der. [adjective] full of content, substance ~ deep meaning

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

murtiyeysan

DHAFANDHAAF

(tilmaame) la murtiyeeyey oo xikmad iyo nuxur loo yeelay ah. Dacwaddaadu waa hawraar murtiyeysan. Dh: xikmadeysan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

murtiyeysan

DHAFANDHAAF
1

de: full of content, substance ~ deep meaning (as a speech, literary work, etc.)

2

lx: murtiyeysan

3

pd: (murtiyeysnaa)

4

ps: adj-der

5

key: murtiyeysan

waa la naqliyay ✓