hoqueter
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hoqueter
hoqueter, v. - higood.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hoquet
hoquet, n.m. - higo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
quêter
quêter, v. - qaaraan uruurin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
caqueter
caqueter, v. - Qosolka dheer; U hadlid; Si aad ah u hadlid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enquêter
enquêter, v. - baadhis; raadin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piqueter
piqueter, v. - dhibcayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cliqueter
cliqueter, v. - Sameyn Cod yar: sida Jiiq-jiiq.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étiqueter
étiqueter, V. - calaamadin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inquiéter
inquiéter, V. - arbushid; la arbusho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
loqueteux
loqueteux, adj. - Qofka uskagga badan ama had iyo jeer wasakhda ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parqueter
parqueter, v. - ku goglid looxaan saad ah aqalka dhulkiisa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
déchiqueter
déchiqueter, v. - Jeexjeexan; Daldaloola (gaarahaan dharka),
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outer
/awtar/ (adj) dhanka sare (dhanka dhexda ka fog).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
queer
/kwir/ (adj) 1. cajiib (yaab leh) 2. fiyoobi darro (yara xanuunsan) 3. khaniis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
coquet
coquet, adj. - Sallaxan; Jiigsan; Si fiican u nadaamsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
coûter
coûter, v. - Qiime; Qaali ah;
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
douter
douter, v. - shaki; ka shakiyid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
goûter
goûter, v. - dhadhamis.
goûter, n.m. - dhadhamid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hunter
/hantar/ (n) ugaarte, ugaarsade.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
hunter
n., dabad, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
jouter
jouter, v. - janjeedhin; tartamid; dagaalamid; ciyaarid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
loquet
loquet, n.m. - Handaraab; handaraab ama qataarka albaabada iyo darishadaha lagu xidho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
moquer
moquer, se, v. - ku jeesjeesid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
voûter
voûter, v. - dadid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
choquer
choquer, v. - Garaac; Ridid; Leged; ka yaabin
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Counter
Tiriye
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
counter
/kawntar/ (n) 1. miiska dukaanka, mukhaayadda iwm oo macaamiisha looga adeego. (n) 2. lid ku ah (lidka). (n) 3. tiriye (qof ama mashiin wax tiriya). (v) 4. lid ku nogosho (ka horimaansho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enquête
enquête, n.f. - weydiin; su'aal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
goutter
goutter, v. - gororin; biyo ka saaris.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
haleter
haleter, v. - hiraanhirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
heurter
heurter, v. - ka nixin; jugsiin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
holster
/howlistar/ (n) galka bistooladda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
honnête
honnête, adj. - daacad ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
however
/haw evar/ (conj) 1. si-kasta. e.g. However hard I try, I still can not do it properly. (adv) 2. hase-yeeshee. e.g. I shall stay here; however, you are free to leave if you like.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
however
ad., si kasta; however it be, si kastay ahaato or noqoto; however he be, mid un or mid kasta ha ahaado.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
requête
requête, n.f. - codsasho; weydiisasho; codsi; arji wada jir loo qoro
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
voleter
voleter, v. - duulis gaaban.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fouetter
fouetter, v. - shaabuugeyn; karbaashid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
roquette
roquette, n.f. - madfac
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
empaqueter
empaqueter, v. - ku duubid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étiqueteur
étiqueteur, n.m. - qofka wax calaamadeeya (ninka).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fréquenter
fréquenter, v. - la xidhiidhid joogta
fréquenter un lieu - si joogta ah meel u tagid
fréquenter une personne - xidhid joogta ah oo qof lalayeesho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
racquetter
racquetter, v. - faa'idaysi; macaashid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
séquestrer
séquestrer, v. - xabisid; afduubid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
acquitter
acquitter, v. - sii deyn
s'acquitter - la raalli geliyo; raalli gelin la siiyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
collecter
collecter, v. - Ururid; isku ururid,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
commenter
commenter, v. - Faallalid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compléter
compléter, V. - La dhammeeyo; Isku wada geyn dhan; Dhammaystirid isku wadarayn guud.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
concerter
concerter, V. - la hagaajiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conquérir
conquérir, v. - Qabsasho; Xoog ku qabsi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
consulter
consulter, V. - La tashi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
contenter
contenter, V. - La raalli geliyo; Raalli gelin la siiyo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
eloquènte
agg. aftahan, fasiix.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
esquinter
esquinter, V. - daalid,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
honnêteté
honnêteté, n.f. - daacadnimada; qurmanaanta.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
joometeri
m.l (xisaab) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto adkeyaal, dulo, xarriiqyo, xoodad, iyo baro ku yaalla dulalaati. Tusaale ahaan joometeriga waxa ay la xiriirtaa cabbiridda iyo xisaabinta xagallo u dhexeeya xarriiqyo toosan, astaamaha asaasiga u ah goobooyinka iyo xiriirka ka dhexeeya xarriiqyo iyo baro ku yaalla sallax.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
joometeri
m.l (xisaab) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto adkeyaal, dulo, xarriiqyo, xoodad, iyo baro ku yaalla dulalaati. Tusaale ahaan joometeriga waxa ay la xiriirtaa cabbiridda iyo xisaabinta xagallo u dhexeeya xarriiqyo toosan, astaamaha asaasiga u ah goobooyinka iyo xiriirka ka dhexeeya xarriiqyo iyo baro ku yaalla sallax.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Joometeri
Geometry
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
liquéfier
liquéfier, v. - dhalaalin; marka waxa adag uu isu badalo wax shubma.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
moucheter
moucheter, v. - sawirid ama samayn dhibco madmadow oo is feedh orda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
polyester
/poliyestar/ (n) 1. dun dadku sanceeyo oo dhar laga sameeyo 2. qayb dharka ka mid ah oo maryaha laga sameeyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rouspéter
rouspéter, v. - canaan ay hadallo cadho lihi weheliyaan; ku gacan saydhis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
volunteer
/volantiir/ (n) 1. qofka iskaa- wax u qabso ku shaqeeya. (v) 2. iskii-usamayn (fal qofku ikhyaarkiis uu u soo bandhigo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
whosoever
/huu-sow-evar/ (pron) qof kasta.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
whosoever
whomsoever, prn., nin un.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rempaqueter
rempaqueter, V. - baakad kale la sameeyo; samayn baakad kale
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
shot putter
tuuryahanka dhagaxa