holacqabsiinood
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
holacqabsiinood
m.l (-cyo .., m.dh) (daaw.) Jirrada ama h. q. oo astaanta ugu horreysa ay tahay uur xanuun dhinaca midig ee hoose. Waxaa weheliya, sida badan, matag iyo qandho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
holac-qabsiinood
m.l (-cyo .., m.dh) (daawo) Jirrada ama h. q. oo astaanta ugu horreysa ay tahay uur xanuun dhinaca midig ee hoose. Waxaa weheliya, sida badan, matag iyo qandho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qarqarsiinyo
m.dh la-mid: qarqarsi¹, qarqarsiyid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Marmarsiinyood
(Marmarsiinyood-ka)
Cudaddaarasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
marmarsiinyood
m.f.dh eeg marmarsiinyoo. la-mid: marmarsood.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
marmarsiinyood
m.f.dh eeg marmarsiinyoo. la-mid: marmarsood.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
marmarsiinyood
v. make an excuse ~ pretense, excuse oneself
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
marmarsiinyood
-ka: (magac, lab, keli) kolba wax sheegasho oo dabashabeelin si aan wax laguugu dirin ama wax laguu weydiin. Dh: marmarsiiyood, cudurdaarasho.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
marmarsiinyood
de: make an excuse ~ pretense, excuse oneself
lx: marmarsiinyood
pd: (marmarsiinyooday)
ps: v3a=
key: marmarsiinyood