hematological
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
hematological
(adj) relating to hematology, the branch of medical science which treats diseases of the blood and blood-forming tissues.
waxay la xidhiidhaa barashada dhiigga
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
hematologist
(n) a person who specializes in the science encompassing the generation, anatomy, physiology, pathology, and therapeutics of blood.
qofka khibrad gaar ah u leh dhiigga
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
hematology
(n) the scientific study of the generation, anatomy, physiology, pathology, and therapeutics of blood.
barashada dhiigga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hépatologie
hépatologie, n.f. - cilmiga barashada samayska beerka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
neurological
/niyurolajikal/ (adj) dareemayaasha jirka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pathological
/paathalojikal/ (adj) 1. ee barashada cudurada (cilmiga cuduro dersidda la xiriira) 2. qof dhoohan, maskaxda ka falan.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
rheumatologist
(n) a physician who studies any of several pathological conditions of the muscles, tendons, joints, bones, or nerves, characterized by discomfort and disability.
dhakhtarka ku takhasusay barashada cudurada keena xanuunka iyo awood la'aanta muruqyada, seedaha, xubnaha, lafaha, dareemayaasha
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
biological
(adj) pertaining to biology.
ku saabsan barashada noolaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chronological
/karonolojikal/ (adj) u nidaamsan taariikh ahaan (u qoran sidii taariikhdu u kala horraysay).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dermatologist
(n) a person whose profession is dermatology,
qofka ku takhasusay barashada maqaarka
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
gynecological
(adj) of, or pertaining to gynecology.
ku saabsan cudurada haweenka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
psychological
/saykalojakal/ (adj) 1. cilmi-nafsi la xiriirta (cilmi-nafsi ku lug leh) 2. maskaxda iyo fekerka qofka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
epidemiological
(adj) relating to, or involving the study of how diseases develop, spread, and effect populations.
barashada cudurada fida
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
anatomical
(adj) pertaining to anatomy, or to the structure of the organism.
ku saabsan habdhiska jirka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anatomical
/anatoomikal/ (adj) wax la xiriira dhismaha jirka ee xayawaanka ama dadka. e.g. All females have the same anatomical features.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apolitical
/apalitikal/ (adj) qofka aan siyaasadda jeclayn. e.g. He became apolitical after World War II.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
diabolical
/dhayabolikal/ (adj) shayddaan ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
economical
/iikonomikal/ (adj) dhaqaale leh, tashiil fiican.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
etimologia
s.f. - cilmiga baara isirka ereyada.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
hemiplegia
(n) paralysis of one side of the body sometimes caused by a stroke,
dhinacqalal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
historical
/histoorikal/ (adj) 1. taariikh la xiriira. (adj) 2. taariikhi ah. e.g. a historical book.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
methodical
/methodhikal/ (adj) nidaam leh; si habaysan (hannaan leh).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
neurologia
s.f. - daawada deresta dhismaha, shaqaynta iyo cudurrada dareenwadayaasha.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pathologic
(adj) pathological; of, or pertaining to pathology; pertaining to or caused by disease.
wax ku saabsan wax yaalaha cudur keeni kara
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sénatorial
sénatorial, adj. - ay leeyihiin xildhibaanada golaha odayada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
theologian
/thiyalowjan/ (n) qofka barta cilmiga diinta iyo ilaah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
categorical
/kaatagoorikal/ 1. aslan (gebiba) 2. xaqiiqa ah (aan shaki ku jirin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
categorical
/katagorikal/ (adj) aslan, rung eh.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dermatology
(n) the medical study of the physiology and pathology of the skin.
barashada maqaarka
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Dermatology
Qaybta eudurrada Haragga
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
embriologia
s.f. - embrioloji.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
glottologia
s.f. - cilmiga ku saabsan afafka iyo lahjadaha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ornitologia
s.f. - cilmiga shimbiraha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
farmacologia
s.f. - cilmiga dawada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
stomatologie
stomatologie, n.f. - cilmiga barashada cudurada gala caloosha
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
neonatologist
(n) a physician who specializes in the care and treatment of baby's within the first 28 days of birth.
dhakhtarka ku takhasusay xanaanayn iyo daawaynta 28 cisho hore markaa ilmahu dhashay
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bacteriological
(adj) pertaining to the study of bacteria
ku saabsan barashda baktiiriyada