heavy duty
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heavy duty
/hevi-duti/ (adj) hawl ama isticmaal culus loogu tala galay. e.g. heavy duty machine.
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heave to
/hiiv tu/hove (v) istaagid, siiba istaagista markabka.
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
leave out
/liiv awt/ (v) aan xisaabta lugu darin (laga tagay oo aan tirada lugu darin). e.g. He left out the important points.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
heavy (adj)
1
esli
2
culays ah
waa la naqliyay ✓