heartfelt
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heartfelt
/hartfelt/ (adj) daacadnimo ah (wadnaha ka soo go'day). e.g. I offer you my heartfelt thanks.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
kal iyo laab
adj., idiom: heartfelt, heartily, hearty
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kal_iyo_laab
de: heartfelt, heartily, hearty
lx: kal iyo laab
ps: adj-idiom
xe: day heartfelt greetings
xv: kash (ka)
key: kal_iyo_laab
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
laab_3
de: chest, breast
hm: 3
lx: laab
pd: (-ta)
ps: n1-f
xe: day kashka iyo laabta heartfelt greeting' [lit: a greeting cut from the inner feeling and the chest]
xv: salaan ka soo go
key: laab_3
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heartbeat
/ (n) garaaca-wadnaha.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
heart beat
(n) a single contraction of the heart.
garaaca wadnaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hearten
/hartan/ (v) niyad-gelin, dhiirri-gelin. e.g. News from home always heartens him.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
hearten
v.tr., (animate) geesinimo u yeel.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heartily
/hartli/ (adv) 1. si niyad-leh (adv) 2. aad, si daran. e.g. I heartily tired of your answers.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
seatbelt
/siit-belt/ (n) suunka-ammaanka (ee baabuurta, diyaaradaha iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heartless
/hart-lis/ (adj) naxariis-daran (aan miciin lahayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
heartless
a., wadna la’.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
department
/dhipartment/ (n) qayb (waax).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Department
Qayb
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heartbreak
/ (n) qalbi-jab, naxdin weyn.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tear fault
Qaradh gudub
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Wheat belt
Jiida qamadi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
artful
/aartful/artfully; (adj) 1. qof xeelad ama khiyaamo badan. e.g. the artful tactics of politicians 2. qof xirfad sare u leh ama ku fiican wax gaar ah. e.g. She is the most artful writer in the country.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
artful
a., hadhig badan, xikmado badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hearse
/heersi/ (n) baabuurka meydka lugu qaado.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
hearth
n., muufo, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heated
/hiitidh/ (adj) 1. kulul. e.g. a heated swimming pool. (adj) 2. xammaasad-leh ama xanaaq ku jiro. e.g. a heated debate.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heater
/hiitar (n) kul-dhaliye (kululeeye).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
heurté
heurté, adj. - iska horimaad; is diidid fikradeed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
earnest
/eernist/ (adj) daacad ah, daacadnimo. e.g. Is the minister in earnest about his desire to negotiate?
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
earnest
a., xoog badan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
earthen
a., ciid laga sameeyay; an earthen pot, adar, -ki
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
earthly
/eerthli/ (adj) 1. dunida (adduunyada la xiriira) (adj) 2. suurto-gal ah. e.g. I have no earthly chance of winning.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
farfelu
farfelu, adj. - waalan; wajaqsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fearful
/fiir-ful/ (adj) 1. cabsi-leh (adj) 2. cabsanaya, baqaya.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hargeli
f.g2 (-iyay, -isay) Xoolo meel hoos leh oo ay qorraxda ka galaan geyn. la-mid: hergeli.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
harvest
/harvist/ (n) 1. miro-goosasho. (v) 2. miro-gooyn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heathen
/hiithan/ (n) cawaan, majuusi.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
heathen
n., (gentiles) gaalo, -adi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hergeli
f.g2 (-iyay, -isay) la-mid: hargali.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
herself
/herself/ (pron) laftigeeda (ayada-ahaan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
heurter
heurter, v. - ka nixin; jugsiin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hurtful
/hertful/ (adj) wax-yeella leh, xanuun-leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
partiel
partiel, adj. - qayb; qaybaha imtixaannada qayb.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Perfect
Dhan, taam
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Perfect
Dhaliil tiran
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perfect
/perfikt/ (adj) perfection; 1. fiican (xumo ka hufan) 2. kaamil ah; ebyoon (aan waxba ka maqnayn, iinna aan lahayn) 3. ku habboon 4. sax ah.
perfect: /perfekt/ (v) hagaajin (sii fiicnayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perfect
a., dhan; the perfect work, shuqulkii dhamaa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tearful
/tirful/ tearfully; (adj) oohin badan (ooyaya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
farthest
/fathest/ furthest; (adv) ugu fog, ugu-dheer, ugu-shisheeya. e.g. My house is the farthest one from the school.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apartment
/apartmant/apartments; (n) guri dabakh ah (qol ama qolal degaan oo dabakh ama dhismo weyn ka mid ah). e.g. I pay $1000 for my one bedroom apartment.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
apartment
/apartment/ (n) qol amy qolol ly ijaaraw.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
apartment
n., makhsin, -ki.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
heart (n)
weyni
wadno
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
heartburn
(n) a burning sensation in the stomach and chest caused by excess acid produced in the stomach, or relaxation of the sphincter between the esophagus and stomach.
laab dilaac, laabjeex
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heartburn
/ (n)laab-qarrar (laab-jeex).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
département
département, n.m. - Hay'ad; qayb ama laan ka mid ah Dawlad; Ganacsi; Jaamacad iwm.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Departments
Qaybo
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Desert belt
Jiidda lama degaanka
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
heart valve
(n) one of several openings in the heart that controls the flow of blood into other chambers or areas of the heart.
dalool ka mid ah daloolada wadnaha ee kala joojiya socodka dhiigga qaybaha kale