hanti ma guurto ah
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
HANTI MA GUURTO AH
Beni immobili
Immovable assets
Waxay ka koobantaa: dhulka, daaraha ku dul dhisan, beeraha, maraakiibta, dayuuradaha, cirka, badaha, wabiyada, iwm.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Hanti ma guurto ah
Beni immobili
Immovable assets
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
HANTI GUURTO AH
Beni mobili
Movable assets
Waxay ka koobantaa: baabuurta, makiinadaha iyo qalabka tacabka, nooc kasta oo ay yihiin, alaabta guryaha iyo tan xafiisyada, iyo wax walba oo meesha ay yaalliin si dhib yar looga dhaqaajin karo.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Hanti guurto ah
Beni mobili
Movable assets
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xąd
xąd¹: m.l (-dad, m.l) 1. Xudduud; soohdin. 2. la-mid: xaj.
xąd²: m.l (-dad, m.l) (taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
xąd³: f.g1 (-day, dday) 1. Wax is-hortaagid. 2. Wax dhibid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xad
f.g1 (-day, -dday) Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho. m.f.dh, xadid.
xąd¹: m.l (-dad, m.l) 1. Xudduud; soohdin. 2. la-mid: xaj.
xąd²: m.l (-dad, m.l) (taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
property
/proparti/ (n) 1. hanti (milkiyad) 2. hanti-ma-guurto ah (sida dhulka, guryaha iwm) 3. sifo gaar ah (astaan, tilmaan wax u gaar ah).
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
HANTI JOOGTA AH
Capitale fisso
Fixed assets

Hanti joogta ah

HANTI CADDAAN AH
Capitale in contanti
Cash capital