halbowle-buufiye
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
halbowle-buufiye
m.l (-layaal ..., m.l/dh) (cilmiga naflayda) Halbowlaha ugu weyn ee dhiigga gaadhsiiya madaxa.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
halbowlebuufiye
m.l (-layaal ..., m.l/dh) (cilmiga naflayda) Halbowlaha ugu weyn ee dhiigga gaadhsiiya madaxa.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Carotid artery
Halbowle buufiye
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
halbowle-bawdeed
m.l (-dyo, m.dh) (cilmiga naflayda) Halbowle ka soo baxa halbowle diba-deedka misigta, wuxuuna waraabiya muruqyada bawdada.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
halbowlebawdeed
m.l (-dyo, m.dh) (cilmiga naflayda) Halbowle ka soo baxa halbowle dibadeedka misigta, wuxuuna waraabiya muruqyada bawdada.