hadoodil_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hadoodil_1
de: shade house, small flimsy ~ makeshift structure
hm: 1
lx: hadoodil
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: hadoodil_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Hadoodil
(Hadoodil-ka)
Dhis tabar yar, muuqaalkana inuu roon yahay la moodo; hoosaas; balbalays.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hadoodil
hadoodil¹: m.l 1. Balbalo. 2. Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo. 3. la-mid: hadoodilid.
hadoodil²: f.g1 (-ilay, -ishay) Wax har u yeelid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
hadoodil
m.l 1. Balbalo. 2. Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hadoodil
v. put up a temporary shade house
hadoodil m. n. shade house, small flimsy ~ makeshift structure
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hadoodil
(fal) dhis iyo wixii la mid ah, si aan tayo fiican lahayn dusha uga hagoog oo muuqaal quruxsan u yeel. Dh: damallooli, saynsaab.
hadoodil -ka: (magac, lab, keli) dhis tabar yar, muuqaalkana inuu roon yahay la moodo. Dh: balbalo, hoosaas, balbalays.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hadoodil
de: put up a temporary shade house
lx: hadoodil
pd: (hadoodilay)
ps: v1=
key: hadoodil
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Hadoodilan
La hadoodiley.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hadoodilan
f.mg4 (-lnaa, -lnayd) Wax dusha laga dedey si har loogu yeelo ahaansho. la-mid: hadoodillan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hadoodilan
der. [adjective] shaded, in the shade; covered up; disguised
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hadoodilan
(tilmaame) dusha si aan tayo lahayn uga hagoogan; wax la hadoodilay. Dh: hagoogan.
hadoodilan: (tilmaame) indhaha waxba aan ka arkayn. Dh: indhala'.
hadoodilan: (tilmaame) wax la hoosaasiyey ama la hadoodilay.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hadoodilan
de: shaded, in the shade; covered up; [ext.] disguised
lx: hadoodilan
pd: (hadoodilnaa)
ps: adj-der
key: hadoodilan
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Hadoodilid
(Hadoodilid-da)
Dhis hadoodil ah dhisid; hoosaasin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hadoodilid
m.f.dh eeg hadoodil². la-mid: hadoodil¹ (3).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hadoodilid
-da: (magac,dhedig, keli) meel dalluun ama god ah, dusha ka hagoogid.
hadoodilid-da: (magac, dhedig, keli) wax liita wax dusha kaga qurxin oo muuqaal fiican u yeelid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hadoodillan
f.mg4 (-lnaa, -lnayd) la-mid: hadoodilan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caddil_1
bw: Arabic
de: delay, bother, hinder
hm: 1
lx: caddil
pd: (caddilay / caddishay)
ps: v1=
key: caddil_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gadood_1
de: anger, rage
hm: 1
lx: gadood
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: gadood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hawood_1
de: enthusiasm, passion, desire
hm: 1
lx: hawood
pd: (-ka)
ps: n2a-m-abs
key: hawood_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Hadoodillaan
(Hadoodillaan-ta)
Wax hadoodilan ahaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hadoodillaan
f. n., [abstract] state of being in the shade ~ covered (up)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hadoodillaan
-ta: (magac, dhedig, keli) dhis iyo wixii la mid ah; dusha wax kaga dadnaan. Dh: dednaan, hadoodilnaan.
hadoodillaan -ta: (magac, dhedig, keli) indha la'an. Labo sanaba hadoodillaan buu ku socsocdaa. Dh: hadoodilnaan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hadoodillaan
de: state of being in the shade ~ covered (up)
lx: hadoodillaan
pd: (-ta)
ps: n-f-abs
key: hadoodillaan
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hadoodilnaan
m.f.dh eeg hadoodilan. la-mid: hadoodillanaan, hadoodillanaansho, hadoodilnaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hadoodilitaan
-ka: (magac, lab, keli) wax hadoodilan ka dhigitaan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
addin_1
cf: cag, cumaacun, jeeni
de: limb (arm, leg, hand)
hm: 1
lx: addin
pd: (-ka)
ps: n2c-m
key: addin_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ajood_1
de: arrogance, haughtiness, air of superiority
hm: 1
lx: ajood
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: ajood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aqood_1
a: aqoow, oqoow
de: know it!, recognize (s.o.)!
hm: 1
lx: aqood
ps: v4d-imp-sg
xe: Recognize the thief!
xv: Tuugga aqood!
key: aqood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aqool_1
de: mealtime; distribution (of food)
hm: 1
lx: aqool
pd: (/sha)
ps: n2-f
key: aqool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
awood_1
de: ability, capability, potential, capacity
hm: 1
lx: awood
pd: (-da)
ps: n1-f
key: awood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caddi_1
de: whiteness
hm: 1
lx: caddi
pd: (-da)
ps: n0-f-abs
key: caddi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doori_1
de: change, alter, disguise, transform; exchange
hm: 1
lx: doori
pd: (dooriyey)
ps: v2a=
key: doori_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hadal_1
de: talk, speak, converse; express
hm: 1
lx: hadal
pd: (hadlay / hadashay)
ps: v1=
key: hadal_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
haloodi
m.l.kh la-mid: haloosi¹.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
haloodi
m. n. large, broad road ~ street
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
haloodi
-ga: (magac, lab, keli) waddo weyni iyo ballaar isku darsatay. Dh: haloosi.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
haloodi
de: large, broad road ~ street
lx: haloodi
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: haloodi
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
HAMOODI
Grewia cerasifera 10
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hamoodi
(fal) ciddiisa ka kaxee oo cidla' u saar; meel cidlo ah gee. Dh: caymadi, firxi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qadoodi
(Qadoodi-ga)
Cunno ka qatanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qadoodi
m.l Cunto la'aan in muddo ah lagu jiro.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qadoodi
m. n., [collective] hunger, state of being without food
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qadoodi
-ga: (magac, lab, keli) eeg qadid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qadoodi
cf: qadi
de: hunger, state of being without food
lx: qadoodi
pd: (-ga)
ps: n0-m-col
key: qadoodi
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bakool_1
de: red earth or soil
hm: 1
lx: bakool
pd: (-ka)
ps: n2-m-col
key: bakool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barood_1
a: karood
de: critically ill person; illness that causes instant death
hm: 1
lx: barood
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: barood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caddib_1
bw: Arabic
de: oppression, harassment, torment; disturbance
hm: 1
lx: caddib
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: caddib_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caddil_2
de: delaying; making s.o. late; having s.o. wait in vain
hm: 2
lx: caddil
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: caddil_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
calool_1
de: constipation; starvation
hm: 1
lx: calool
pd: (-ta)
ps: n-f
key: calool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
carood_1
de: be angry
hm: 1
lx: carood
pd: (carooday)
ps: v3a=inch
xe: I was so angry that I couldnt say anything.
xv: cadhood
key: carood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dabool_1
de: lid, cover
hm: 1
lx: dabool
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: dabool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dalool_1
a: duleel
de: hole, opening, aperture; socket; tab; keyhole; calibre (of gun) something which is hollow or empty
hm: 1
lx: dalool
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: dalool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dooddi_1
de: compete, race
hm: 1
lx: dooddi
pd: (dooddiyey)
ps: v2a=
key: dooddi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gadood_2
de: take offense, be enraged
hm: 2
lx: gadood
pd: (gadooday)
ps: v1=
key: gadood_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Gadoodid
(Gadoodid-da)
Wax gardarro ah oo afka la iska yiri ama addinka layska yeelay ka xumaanshaheed muujin, dhirfid; dharsid; xanaaqid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gadoodid
m.f.dh eeg gadood². la-mid: gadood¹, gedaad¹, gedaadid, gedood¹, gedoodid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gadoodid
-da: (magac, dhedig, keli) wax gardarro ah oo lagugu sameeyo, si aad ah u cadhoosho. Dh: dhirfid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
galool_1
de: wrap (around), curve
hm: 1
lx: galool
pd: (galoolay)
ps: v1=
key: galool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goodir_1
cf: adeeryo ~ gaadeeryo
de: male kudu (antelope)
hm: 1
lx: goodir
pd: (-ka)
ps: n2-m-col
key: goodir_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
haddaa_1
de: so, therefore, then
hm: 1
lx: haddaa
ps: conj-expr
key: haddaa_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hadduu_1
de: if he ... = haddii + uu
hm: 1
lx: hadduu
ps: conj + vpro
key: hadduu_1
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hamoodin
-ta: (magac, dhedig, keli) ciddiisa ka kaxayn oo cidlo geyn. Dh: hamoodis.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hamoodis
-ka: (magac, lab, keli) eeg hamoodin.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hawood_2
de: desire
hm: 2
lx: hawood
pd: (hawooday)
ps: v1=
key: hawood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
karood_1
de: illness that bring on instant death
hm: 1
lx: karood
pd: (-k)
ps: n-m
see: barood {S}
key: karood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
magool_1
cf: fuf, cosob
de: germination, sprouting, new growth (of plants)
hm: 1
lx: magool
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: magool_1
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qadoodid
-da: (magac, dhedig, keli) joogsasho kooban samayn oo inyar qaadid. Roobku wuu da'ayaa oo qadoodid ma leh. Dh: hakasho.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sabool_1
cf: cayr, faqiir, miskiin
de: poor person; [atr.] indigent
hm: 1
initial: s
lx: sabool
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: sabool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
salool_1
bw: daango
de: parched corn, popcorn
hm: 1
initial: s
lx: salool
pd: (-ka)
ps: n-m-mass
syn: qaloon
key: salool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daroori_1
cf: bulaan, cantar, doxore, duryan, hadaltiro, nacnac, tororog
de: nonsense talk
hm: 1
lx: daroori
pd: (-ga)
ps: n2-m
key: daroori_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhakool_1
de: isolated object ~ building
hm: 1
lx: dhakool
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: dhakool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhoocil_1
de: naughty boy
hm: 1
lx: dhoocil
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: dhoocil_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gaaroodi_1
de: apply heat to draw out a boil ~ wound
hm: 1
lx: gaaroodi
pd: (gaaroodiyey)
ps: v2a=
key: gaaroodi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hadaadun_1
de: discouragement, despair
hm: 1
lx: hadaadun
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: hadaadun_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bardooddan_1
bw: cayaar
de: game, sport; athletics
hm: 1
lx: bardooddan
pd: (-ka)
ps: n2-m
syn: atleetiko
key: bardooddan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wadahadal_1
de: talk, negotiation, discussion
hm: 1
initial: w
lx: wadahadal
pd: (-ka)
ps: n2-m-cmp
key: wadahadal_1