guddi dhexdhexaadis
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Guddi dhexdhexaadis
Comitato di mediazione
Mediation committee
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kuldhexdhexaadin
-ka: (magac, lab, keli) tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Gibil dhexdhexaad
Neutral surface
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kul-dhexdhexaadin
m.l (-lal ..., m.l) (fiisikis) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
kul-dhexdhexaadin
m.l (-lal ..., m.l) (fiisikis) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo.