ereyga

grapple with

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

grapple with

DHAN

/ (v) la-rafasho, la-xarbiyid siiba wax gacanta lugu dhigay. e.g. He grappled with the thief.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

saddle with

DHAFANDHAAF

/saadhal with/ (v) mas'uuliyad ama hawl madaxa u surid (siiba dhib badan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

tangle with

DHAFANDHAAF

/taangal with/ (v) la murmid (la dagaalid).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

trifle with

DHAFANDHAAF

/trayfal with/ (v) ku ciyaarid (ku-jees-jeesid).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

agree with

DHAFANDHAAF

v.i., la heshii, heshiiya (plural); upon, in, ku heshii; v.c., heshiisii; iyagu sida dinad iyo ey bay u heshiiyaan, they agree with one another as a cat and a dog.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

tamper with

DHAFANDHAAF

/taampar with/ (v) faraha la galid (qunjayn, shanta la gelid).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

disagree with

DHAFANDHAAF

/dhisagrii with/ (v) wax u-dhimid (waxyeellayn).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

dispense with

DHAFANDHAAF

/dhispens with/ (v) ka kaaftoomid.

waa la naqliyay ✓