ereyga

gorayocawl

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

gorayocawl

DHAN

-sha: (magac dhedig keli)) eeg gorayacowl.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

gorayacowl

DHAFAN

-sha: (magac, dhedig, keli) gorayada teeda dhedig.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Goroyacawl

DHAFAN
1

(Goroyacaw-sha)

2

Goroyada teeda dheddig; booso; haldhurre.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

goroyacawl

DHAFAN

m.dh Goroyo dheddig.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

goroyacawl

DHAFAN

f. n. female ostrich

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

goroyacawl

DHAFAN
1

de: female ostrich

2

lx: goroyacawl

3

pd: (/sha)

4

ps: n2-f

5

syn: booso, haldhurre

6

key: goroyacawl

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

gorayciil

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) awrka aan doobta lahayn ee guuxa keliya laga dareemo. Baarqab gorayciil ah baad geela ku darteen. Dh: afgarooc.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

goraymaame

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) gorayada keeda lab. Dh: haldhaa.

waa la naqliyay ✓