gooryaanmullaaxeed
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gooryaanmullaaxeed
-ka: (magac, lab, keli) nooc ka mid ah gooryaanka midhicirka ku nool oo dhaadheer. Gooryaanmullaaxeedku wuxuu nuugaa nafaqada jidhka.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gooryaan-mulaax
m.l.u (c.nafl) Midkasta oo ka tirsan koox gooryaan ah oo kor dheer oo dhuuban leh, wuxuuna ku dul noolyahay xiidmaha dadka iyo lafdhabarleyda.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
GUNNO MAAMUL LACAGEED
Indennità maneggio fondi
Allowance for handling funds
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Gunno maamul lacageed
Indennità maneggio fondo
Cash handling allowance
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Garaaf falaareed
Arrowgram, Arrowgraph
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Gashaan fulkaaneed
Shield volcano