gooni-u-goosasho
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gooni-u-goosasho
m.dh (siyaasad) Ka goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd ama waddan marka la kala qeybiyo sidii hore uu ahaa, ama uu ka go'a koox.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
gooni-ugoosasho
m.dh (siyaa.) Ka goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd ama waddan marka la kala qeybiyo sidii hore uu ahaa, ama uu ka go'a koox.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
geedagoosasho
-da: (magac, dhedig, keli) barashada geedo waxtarkooda ama sida dadka wax loogu. yeelo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sicirgoosasho
-da: (magac, dhedig, keli) (ku ~) shey la baayaco oo mid la mid ah oo la haysto lagala sicir dhigo, lagu sargooyo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
geedaggoosasho
m.f.dh eeg geedaggooso. la-mid: geedaggoosi.