ereyga

goof off

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

goof off

DHAN

/guuf-of/ (n) 1. waqti-dhumis (v) 2. waqti-dhumin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

go off

DHAFANDHAAF

/ (v) 1. qarxid, ama kor u-qaylin (v) 2. tegid, bixid. e.g. She went off to college yesterday. (v) 3. nicid. e.g. I went off with that man. (v) 4. gam'id ama miyir-beelid. (v) 5. damid. e.g. This light goes off at night.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

fob off

DHAFANDHAAF

/fob of/ (v) ku-dirqin, ku-khaarijin, ku-sii jeedin, sida qof lugu sii-jeediyo wax aan ahayn wuxuu rabay.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

get off

DHAFANDHAAF

/get of/ (v) 1. ka-bixid, dhammayn shaqo oo kale. e.g. When does he get off work? (v) 2. ka-dagid, ka-dhaadhacid. e.g. I must get off the bus. (v) 3. ciqaab ka badbaadin ama u fududayn.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

goofaaf

DHAFANDHAAF
1

(fal) kolba dhinac u joogso oo kolba gees u yara dhaqaaq.

2

goofaaf-ka (magac, lab, keli) kolba dhinac u joogsi oo u yara dhaqaagid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

goofood

DHAFANDHAAF

m.l Nooc libaax badeedka ka mid ah.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

goofood

DHAFANDHAAF
1

-ka: (magac, lab, keli) goob beer ahaan jirtay oo la isgaga guuray noqosho.

2

goofood-ka: (magac, lab, keli) nooc libaaxbadeedka ka mid ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

nod off

DHAFANDHAAF

/nodh of/ (v) lulmo (adoo fadhiya seexasho).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

come off

DHAFANDHAAF

/kam-of/ (v) 1. furmid (sida guluus furma oo kale) (v) 2. dhicid (sida arin sidii la rabay u dhacda).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

doze off

DHAFANDHAAF

/dhows of/ (v) gam'id (hurdo la dhicid).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

drop off

DHAFANDHAAF

/drop of/ (v) 1. yaraansho, dhimid (v) 2. dajin, sida qof baabuur ka daga. e.g. Just drop me off at the corner.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

give off

DHAFANDHAAF

/giv-of/ (v) sii-deyn, sida qaac iwm siideyn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

move off

DHAFANDHAAF

/muuv of/ (v) tagid (bixid).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

rope off

DHAFANDHAAF

/rowp of/ (n) xarig ku xeerid (xarig ku wareejin).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

show off

DHAFANDHAAF

/show of/ (n) is-tustus (hallagaa sheego).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

toss off

DHAFANDHAAF

/toos of/ (v) (adj) 1. sahal usoo-tuurid (sida fikrad sahal loo soo tuuro) (adv) (v) 2. qur-qurin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cordon off

DHAFANDHAAF

/kordhan of/ (v) askar ku wareejin (askar ku gooyn).

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Blown off

DHAFANDHAAF

Bitis, qorxid

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Cover off

DHAFANDHAAF

Shira fur

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cross off

DHAFANDHAAF

/kros of/ (v) xarriiq marin (xarriiq ku tirtirid).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

goor hore

DHAFANDHAAF

adv., time: early; previously, before

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]

Goor hore

DHAFANDHAAF

tôt.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

knock off

DHAFANDHAAF

/ (v) 1. dhammayn e.g. I start my job early but I'll knock off at noon. 2. ka gooyn (xisaab ka naaqusin). e.g. I'll knock $20 off the price.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

round off

DHAFANDHAAF

/rawnd of/ (v) 1. ku khatimid (siiba si habboon ku dhammayn) 2. buuxin tiro ja-jab ah (sida 1.89 - 2.00).

waa la naqliyay ✓