goob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goob_1
de: search for, trace, look for
hm: 1
lx: goob
pd: (goobay)
ps: v1=
key: goob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
godob_1
cf: balli
de: large pond, natural reservoir
hm: 1
lx: godob
pd: (-ka)
ps: n-m
key: godob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gob_1
de: fig tree
hm: 1
lx: gob
pd: (-ka)
ps: n0-m-col
key: gob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goo_1
a: gooy
cf: gooso
de: cut (down ~ off ~ up)
hm: 1
lx: goo
pd: (gooyey / gooysey)
ps: v2a=
key: goo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boob_1
de: rob, snatch s.t.; gobble (food); hurry, hasten
hm: 1
lx: boob
pd: (boobay)
ps: v1=
key: boob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doob_1
de: bachelor, virgin boy
hm: 1
lx: doob
pd: (-ka Pl: doobab (ka))
ps: n4-m
key: doob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goob_2
de: site, position; field, expanse, open space ~ place
hm: 2
lx: goob
pd: (-ta Pl: goobab (ka))
ps: n4-f, n1-f
key: goob_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
good_1
de: poisonous snake sp.
hm: 1
lx: good
pd: (-ka Pl: goodad (ka))
ps: n4-m
key: good_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goof_1
de: run dry; become barren
hm: 1
lx: goof
pd: (goofay)
ps: v1=
key: goof_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gool_1
cf: shilis
de: fat female camel ~ cow (etc.); she-lion, lioness
hm: 1
lx: gool
pd: (/sha)
ps: n1-f
key: gool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goon_1
de: cheek, cheekbone
hm: 1
lx: goon
pd: (-ka Pl: gooman (ka))
ps: n4-m
key: goon_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
koob_1
de: shorten, abbreviate, make concise, summarize
hm: 1
lx: koob
pd: (koobay)
ps: v1=
key: koob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
toob_1
bw: dhar, maro
de: woman's robe ~ dress
hm: 1
initial: t
lx: toob
pd: (-ka Pl: toobab (ka))
ps: n4-m
syn: cambuur
key: toob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
garoob_1
de: divorcee, widow
hm: 1
lx: garoob
pd: (-ka)
ps: n2-m
syn: carmal ~ carmali {C & S}
key: garoob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cosob_1
cf: fuf, magool
de: fresh growth, new growth, green grass
hm: 1
lx: cosob
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: cosob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhoob_1
de: accumulate; gather, mold (out of clay); plaster ~ daub with mud
hm: 1
lx: dhoob
pd: (dhoobay)
ps: v1=tr
key: dhoob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
godob_2
cf: aano, asaaye, dakano, hiijo, sagan, timil, utun
de: resentment, grudge (over an injury, harm ~ damage)
hm: 2
lx: godob
pd: (-ta)
ps: n-f
key: godob_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gogol_1
de: put down mats, spread (cloth, sheet, etc.)
hm: 1
lx: gogol
pd: (goglay)
ps: v1=
key: gogol_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goosh_1
de: go between, ply between
hm: 1
lx: goosh
pd: (gooshay)
ps: v1=
key: goosh_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gooso_1
de: cut for oneself, separate oneself; secede
hm: 1
lx: gooso
pd: (goostay)
ps: v3b=
key: gooso_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gorod_1
de: head (of animal)
hm: 1
lx: gorod
pd: (-da)
ps: n2a-f
key: gorod_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goror_1
de: nosebleed, drip
hm: 1
lx: goror
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: goror_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hohob_1
cf: kebed
de: decorative camel cloth ~ mat
hm: 1
lx: hohob
pd: (-ka)
ps: n-m
key: hohob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qodob_1
de: article (in a newspaper ~ legal code); item, paragraph; article {grammar}
hm: 1
lx: qodob
pd: (-ka Pl: qodbo (/ha))
ps: n3-m, n2a-m
key: qodob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qoqob_1
de: partition, barrier; boundary fence; [ext.] diameter {geometry}
hm: 1
lx: qoqob
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: qoqob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
shoob_1
cf: mardaaddi, xarrago
de: elegance, style
hm: 1
initial: s
lx: shoob
pd: (-ka)
ps: n-m
key: shoob_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Goob
(Goob-ta)
1. Dhul iska bannaan.
2. Kob la banneeyey oo dhis lagu wareejiyey ama iskaba furan oo loogu talaggalay cayaaraha iyo dabbaaldegga iyo wixii kale oo la mid ah oo la daawado.
3. Kob wax lagu heero ama wixii ka soo baxa lagu kaydsho, badanaana la taalleeyo; beer; goof.
4. Kob dagaal weyni ka dhacay oo labo col isku heshay.
5. Gegi dayuuraduhu ku degaan kana duulaan.
6. Meel weyn oo la qaybshey, qayb kamid ah.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
goob
goob¹: m.l 1. Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer). 2. Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
goob²: m.dh (-bo, m.l) 1. Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha. 2. Wax qeyb qeyb u yaalo middood. 3. Meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay. 4. (riw.) Meesha lagu sameeyo masraxi-yadda.
goob³: f.g1 (-bay, -btay) Wax baadiddoonid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
goob
goob¹: m.l 1. Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer). 2. Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
goob²: m.dh (-bo, m.l) 1. Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha. 2. Wax qeyb qeyb u yaalo middood. 3. Meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay. 4. (riw.) Meesha lagu sameeyo masraxiyadda.
goob³: f.g1 (-bay, -btay) Wax baadiddoonid. m.f.dh, goobid.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Goob
Zone
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
goob
v. search for, trace, look for
goob [feminine] n. site, position; field, expanse, open space ~ place
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
goob
-ta: (n) place (paleeyz); a particular place, site or field
goobta ciyaarta: (n) the playing field (paleeying fiildh)
goob: -ay /, tay: (v) look for, search for; seek (siik) ~ raadi
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
goob
(fal) doondoon wax kaa lumay. Hashii luntay kaynta ka goob. Dh: hel, raadi, raacdee.
goob-ka: (magac, lab, keli) beer iyo wixii la mid ah, si wadajir ah oo wax looga qabto.
goob-ka: (magac, lab, keli) meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
goob-ta: (magac, lab, keli) wax qaybqayb u yaalla middood.
goob -ta: (magac, lab, keli) meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay.
goob -ta: (magac, lab, keli) meesha lagu sameeyo masraxiyadda.
goob-ta: (magac, dhedig, keli) meel bartilmaameed ah. Ururka iyo dayuxu xalay goob mid ah ayay joogeen. Dh: bar, kob, kab.
Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]
goob
مَوْضِيع، مَكَان
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oo_1
de: and Used to join verbs or adjectives; contrast: ee, iyo, -na
hm: 1
lx: oo
ps: conj
key: oo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
go'_1
de: cut off ~ in two, snap off; finish, break off; be cut away; be detached, come off; die
hm: 1
lx: go'
pd: (go'ay / go'day)
ps: v1=intr
key: go'_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gob_2
cf: bah, lafti, nasab
de: nobles, aristocracy, the free born; high caste person
hm: 2
lx: gob
pd: (-ta)
ps: n0-f-col
key: gob_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
god_1
de: bend, make crooked
hm: 1
lx: god
pd: (goday)
ps: v1=
key: god_1
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
goobe
-ha: (magac, lab, keli) tunka dibiga ee aadka u weynaaday siiba dibiga xaraashka ah.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
goobi
f.g2 (-iyay, -isay) La g.: beer shaqadeeda u duulid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
goobi
v. work together ~ jointly on something; beat someone in groups
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goobi
de: work together ~ jointly on s.t.; [ext.] beat s.o. in groups (with preposition la)
lx: goobi
pd: (goobiyey)
ps: v2a=tr
key: goobi
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
goobo
goobo¹: m.dh (-ooyin, m.l) 1. Shaxan ka samaysan hal xarriiq oo wareegsan oo xuduntiisu fogaan isle'eg u jirto bar kasta oo xarriqda ka mid ah. 2. Summad goobo ah.
goobo²: f.g/mg3 (-btay, -batay) 1. (f.g) Wax lumay ama maqan raadsasho. 2. (f.mg) Ku g.: cid si wada jir ah wax u yeelid
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
goobo
f.g/mg3 (-btay, -batay) 1. (f.g) Wax lumay ama maqan raadsasho. 2. (f.mg) Ku g.: cid si wada jir ah wax u yeelid m.f.dh, goobasho.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Goobo
Circle
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
goobo
circle
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
goobo
f. n. circle; circumference
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
goobo
-goobada: (n) [Pl. goobooyin -ka] 1. circle (seer kel) ~ daairo. 2. the boundary line of a circle; circumference (sir kam farensi) ~ goobaabin
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
GOOBO
Cerchio
Circle
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
goobo
-da: (magac, dhedig, keli) urur baro ah oo in isle'eg u jirta bar keli ah oo la yidhaa xudunta.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goobo
de: circle; circumference
lx: goobo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: goobo
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
loo_1
de: for / to someone; for something = la + u
hm: 1
lx: loo
ps: pro + prep
xe: This building was built for the government.
xv: Daartan dawladda baa loo dhisay.
key: loo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ood_1
de: brushwood fence, en-closure
hm: 1
lx: ood
pd: (-da)
ps: n1-f
key: ood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oof_1
de: flank, one side of the ribs ~ body; side of s.t.
hm: 1
lx: oof
pd: (-ta)
ps: n1-f-loc
xe: He entered through the side.
xv: Ooftuu ka soo galay.
key: oof_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oog_1
de: kindle, light a fire
hm: 1
lx: oog
pd: (oogay)
ps: v1=
key: oog_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ool_1
de: there was none (in a place)
hm: 1
lx: ool
pd: (oollin)
ps: v4c-neg-past
xe: There was nothing at the office.
xv: Xafiiska waxba ma ool.
key: ool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oon_1
de: and ... not; that ~ which ... not = oo 'and' + aan 'not'
hm: 1
lx: oon
ps: conj + neg
key: oon_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ooy_1
de: cry, weep
hm: 1
lx: ooy
pd: (ooyay / ooyday)
ps: v1=intr
xe: Dont cry!' {C & N}
xv: Ha ooyin!
key: ooy_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qob_1
de: bark, peel, outer covering of plant
hm: 1
lx: qob
pd: (-ka Pl: qobab (ka))
ps: n4-m
syn: diir, dub, qolof
key: qob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boob_2
de: robbery; kidnapping; rustling
hm: 2
lx: boob
pd: (-ka)
ps: vn2-m
key: boob_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booc_1
de: throat
hm: 1
lx: booc
pd: (-a)
ps: n2a-m
syn: cune, hunguri
key: booc_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bood_1
de: jump, leap
hm: 1
lx: bood
pd: (booday)
ps: v1=
key: bood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boog_1
de: stomach ulcer
hm: 1
lx: boog
pd: (-da)
ps: np-f
key: boog_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boos_1
de: very old and worn-out thing; decrepit person
hm: 1
lx: boos
pd: (-ka Pl: boosas (ka))
ps: n4-m
key: boos_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
coon_1
cf: guun
de: midget, male dwarf; man who does not show his age
hm: 1
lx: coon
pd: (-ka Pl: cooman ~ coonan (ka))
ps: n4-m
key: coon_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doob_2
a: doobbo
de: froth from the mouth of a male camel
hm: 2
lx: doob
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: doob_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dood_1
de: debate, argue, dispute, discuss; criticize
hm: 1
lx: dood
pd: (dooday)
ps: v1=
key: dood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doog_1
cf: naq, tigaad
de: green grass, fresh vegetation; [ext.] green (color)
hm: 1
lx: doog
pd: (-ga Pl: doogag (ga))
ps: n4-m-col
key: doog_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dool_1
de: buttock
hm: 1
lx: dool
pd: (/sha Pl: doollo (/ha))
ps: n1-f
key: dool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doon_1
de: will, shall, be about to do (X) [FUTURE]
hm: 1
lx: doon
pd: (doonaa)
ps: v1=aux
xe: They will go back tomorrow.
xv: Berri bey noqon doonaan.
key: doon_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
door_1
a: dawr
bw: Arabic
de: selection; role, part (in a play); [atr.] selective; fine, excellent
hm: 1
lx: door
pd: (-ka Pl: doorar (ka), adwaar (ta))
ps: n4-m, n8-m
key: door_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doox_1
de: water channel, small stream; outpour; [fig.] diarrhea
hm: 1
lx: doox
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: doox_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fooc_1
de: bulge, projection
hm: 1
lx: fooc
pd: (-a)
ps: n-m
key: fooc_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
food_1
bw: Arabic
cf: gebi, weji
de: forehead, front part of the scalp; hair in front of the head; [atr.] headon
hm: 1
lx: food
pd: (-da)
ps: n1-f
key: food_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
foof_1
cf: daaq
de: grazing ground; [ext.] livestock, grazing animals
hm: 1
lx: foof
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: foof_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fool_1
de: front, in front; forward
hm: 1
lx: fool
pd: (-ka)
ps: n-m-loc
key: fool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fooq_1
de: story ~ storey, stage, floor
hm: 1
lx: fooq
pd: (-a Pl: fooqaq (a))
ps: n4-m, n2a-m
xe: I was upstairs.
xv: dabaq, reen
key: fooq_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
foos_1
de: front line, forefront; force, armed troops
hm: 1
lx: foos
pd: (-ka Pl: foosas)
ps: n4-m
key: foos_1
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
goobay
(fal) goobo ku samee meel ama xaashi. Dh: goobaab, maageer, meegaar.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
goobbo
-goobbada: (n) hump (hamp); a deformity of the back in human beings ~ tuur
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
goobee
f.g2 (-beeyay, -baysay) Wax goobgoob ka dhigid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
goobee
f.g2 (-beeyay, -baysay) Wax goob-goob ka dhigid. m.f.dh, goobayn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
goobee
v. enclose, fence off
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
goobee
(fal) goobo goobo u xir; goobo u samee.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goobee
de: enclose, fence off
lx: goobee
pd: (goobeeyey)
ps: v2b=
key: goobee
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Goobid
(Goobid-da)
Wax maqan ama lumay raadin, doondoonid, baadiggoobid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
goobid
m.f.dh eeg goob³. la-mid: goobis.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Goobid
Ricerca
Research
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
goobid
-da: (magac, dhedig, keli) wax maqan baadigoobid. Goobidda hashu bil bay iga qaadatay. Dh: doodoonis, raacdayn, raadin.
goobid -da: (magac, dhedig, keli) dibi, tun buuxin; tunweyni; luqunta muruqyo waaweyn oo naaxay ku yeelasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
goobin
m.f.dh eeg goobi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Goobis
(Goobis-ta)
Goobid; raadin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
goobis
m.dh la-mid: goobid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
goobis
vl. n. act of searching, tracing
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
goobis
-ta: (magac, dhedig, keli) daydayid; raadceyn.
goobis-ta: (magac, dhedig, keli) dibi, tun buuxin; tunweyni.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goobis
de: act of searching, tracing
lx: goobis
pd: (-ta)
ps: vn-f
key: goobis
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
good_2
de: cloth
hm: 2
lx: good
pd: (-ka Pl: goodad (ka))
ps: n4-m
key: good_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goof_2
de: dried-up well; dry river; eroded land; soil erosion
hm: 2
lx: goof
pd: (-ka Pl: goofaf (ka))
ps: n4-m
key: goof_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goof_3
de: farm site, grazing land; eroded land (may be abandoned during the dry season)
hm: 3
lx: goof
pd: (-ta)
ps: n1-f, n4-f
key: goof_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gool_2
cf: cayil
de: fattened male camel, fat livestock ~ animal (e.g., one that has been castrated)
hm: 2
lx: gool
pd: (-ka Pl: goolal (ka))
ps: n4-m
key: gool_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gool_3
cf: duq, yool {Eng}
de: goal post (in football); point, score {sports}
hm: 3
lx: gool
pd: (-ka)
ps: n4-m
key: gool_3