golongol_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
golongol_1
de: work hard, overwork, struggle to make a living
hm: 1
lx: golongol
pd: (golongolay)
ps: v1=
key: golongol_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
golongol_2
de: overworked person (thin and emaciated from hard work)
hm: 2
lx: golongol
pd: (-ka)
ps: n-m
key: golongol_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Golongol
(Golongol-ka)
Dhib iyo hawl badan oo uu galay la qooxmay, la gotey, labo qaar la noqday.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
golongol
golongol¹: m.l 1. Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iyo wixi lamida darteed. 2. la-mid: golongolid.
golongol²: f.mg1 (-olay, -oshay) Nafley gaajo iyo wixi lamida darteed la godasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
golongol
v. work hard, overwork, struggle to make a living
golongol m. n. overworked person (thin and emaciated from hard work)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
golongol
-ka: (magac, lab, keli) gaajo daran; howl iyo socod aanad haysan wax aad cunto oo kugu keena diif iyo gaajo oo lala soo goto. Dh: xoodasho, godasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
golongole
-ha: (magac, lab, keli) ciyaar ka dhaxaysa ragga iyo haweenka ba oo leh jiib, jaaan iyo sacab. Dhinaca dharka, raggu waxay xidhaan laba go', garan iyo kabo dhegayar ah, haweenku na waxay xidhaan kurdad iyo googorad, garbasaar, masar iyo kabo maas ah oo cagbacag ah.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Golongolid
(Golongolid-da)
Dhib iyo hawl badan oo la galay, la qooxmid, la godasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
golongolid
m.f.dh eeg golongol². la-mid: golongol¹ (2).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
golongolid
-da: (magac, dhedig, keli) si xun u gaajood oo la dhuubasho; dhib iyo hawl la dhuubasho. Golongolidda waxaa iigu wacan gaadhka aan ahay e. Dh: sarseermid, saranseermid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
golongolsan
f.mg4 (-naa, -nayd) Wax golongol hayo ahaansho (nafley).
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gogol_1
de: put down mats, spread (cloth, sheet, etc.)
hm: 1
lx: gogol
pd: (goglay)
ps: v1=
key: gogol_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
galool_1
de: wrap (around), curve
hm: 1
lx: galool
pd: (galoolay)
ps: v1=
key: galool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
googgo'_1
de: broken pieces, bits; [ext.] small change
hm: 1
lx: googgo'
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: googgo'_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bolol_1
de: become decayed, rot
hm: 1
lx: bolol
pd: (bololay)
ps: v1=
key: bolol_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doogo_1
de: fall abundantly (of rain)
hm: 1
lx: doogo
pd: (doogtay)
ps: v3b=
key: doogo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gogol_2
de: spreading out (of mats, sheets, material)
hm: 2
lx: gogol
pd: (/sha)
ps: vn-f
key: gogol_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gogol_3
de: meeting, discussion (among relatives or friends to settle a question or resolve a dispute)
hm: 3
lx: gogol
pd: (/sha Pl: goglo (/ha))
ps: n3-f
key: gogol_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gooso_1
de: cut for oneself, separate oneself; secede
hm: 1
lx: gooso
pd: (goostay)
ps: v3b=
key: gooso_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oggol_1
de: agreeing, complying, consenting, in accord; allowed
hm: 1
lx: oggol
pd: (oggolaa)
ps: adj
key: oggol_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
toogo_1
cf: hawo, hididdiilo ~ yididdiilo, himilo, muraad, qasad
de: goal, aim, objective
hm: 1
initial: t
lx: toogo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: toogo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aglool_1
de: found, begin; waterproof (a fiber vessel)
hm: 1
lx: aglool
pd: (agloolay)
ps: v1=
key: aglool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
calool_1
de: constipation; starvation
hm: 1
lx: calool
pd: (-ta)
ps: n-f
key: calool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dalool_1
a: duleel
de: hole, opening, aperture; socket; tab; keyhole; calibre (of gun) something which is hollow or empty
hm: 1
lx: dalool
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: dalool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fongor_1
de: mark, blemish, stigma, defect
hm: 1
lx: fongor
pd: (-ta)
ps: n2-f
key: fongor_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
galool_2
de: acacia tree sp.
hm: 2
lx: galool
pd: (-ka)
ps: n2-m-col
key: galool_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
galool_3
de: bends ~ folds of the intestine
hm: 3
lx: galool
pd: (/sha)
ps: n-f-col
key: galool_3
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Golgoley
(Golgoley-da)
Cayaar yaxaaska loo tumo kolka webiga laga soo saaro oo dibadda la keeno; cayaaryaxaas.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
golgoley
m.dh Ciyaar baxaarradu yaxaaska ku maaweeliyaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
golgoley
f. n. crocodile dance
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
golgoley
-da: (magac, dhedig, keli) ciyaar yaxaas; ciyaar la tumo kolka yaxaas webiga laga soo saaro.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
golgoley
de: crocodile dance (performed in the Juba area to summon crocodiles from the river or placate them)
lx: golgoley
pd: (-da)
ps: n-f
key: golgoley
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kolkol_1
de: sometimes
hm: 1
lx: kolkol
ps: adv-time
syn: marmar
key: kolkol_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qolqol_1
de: partition, back room ~ curtained rear part of hut; closet
hm: 1
lx: qolqol
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: qolqol_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
salool_1
bw: daango
de: parched corn, popcorn
hm: 1
initial: s
lx: salool
pd: (-ka)
ps: n-m-mass
syn: qaloon
key: salool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gablool_1
a: gabto
de: milklessness, dryness (of udder)
hm: 1
lx: gablool
pd: (-ka)
ps: n2-m-abs
key: gablool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goldoox_1
de: stab in the side; [ext.] perform a caesarean section on s.o.
hm: 1
lx: goldoox
nt: goldoox (a) [vn-m]
pd: (goldooxay)
ps: v1=tr
key: goldoox_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
googgo'_2
de: cut in pieces, break in pieces
hm: 2
lx: googgo'
pd: (googgo'ay)
ps: v1=pl
key: googgo'_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
googooy_1
de: cut ~ chop (up), tear apart; [fig.] break a date ~ appointment
hm: 1
lx: googooy
pd: (googooyey)
ps: v2a=
key: googooy_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
goshongol
m.dh Geedgaab faalala oo leh bari weyn oo dharka lagu dhaqdo waxna lagu daaweeyo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
goshongol
m.dh Geedgaab faalala oo leh bari weyn oo dharka lagu dhaqdo waxna lagu daaweeyo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
goshongol
-ka: (magac, lab, keli) geedgaab faalala oo leh badhi weyn oo dharka lagu dhaqdo waxna lagu daaweeyo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
galoof'olol_1
de: cry out, kick up, behave like an animal in milk (of an animal that has no milk)
hm: 1
lx: galoof'olol
pd: (-ka)
ps: v1=cmp
key: galoof'olol_1