golekuhadh
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
golekuhadh
-ka: (magac, lab, keli) xoolo odayga u gaar ah oo dumarka uu qabo iyo carruurtiisa midna wax ku lahayn. Geeddi geelii golakuhadhka ahaa buu yaradka xaaska labaad ka bixiyay.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
biyakuhadh
-ka: (magac, lab, keli) meesha ay biyuhu ku sii hadhaan xilliga jiilaalka kolka meelihii laga cabbi jiray ay gudhaan. Dh: biyokuhar.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
golekusimid
m.dh (siyaa.) Awodda xukunka maamuka ee ay bixisay Ururkii Qaramada dagaalkii kowaad ka dib.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
goolibbaadh
m. n. rifle range, target
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goolibbaadh
de: rifle range, target
lx: goolibbaadh
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: goolibbaadh