golaha wasiirrada
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
golaha wasiirrada
n. phr. cabinet of ministers
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
golaha_wasiirrada
de: cabinet of ministers
lx: golaha wasiirrada
ps: np
key: golaha_wasiirrada
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ra'iisalwasaare
m.l (-rayaal, m.l/dh) (siyaasad) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
ra'iisalwasaare
m.l (-rayaal, m.l/dh) (siyaa.) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
gole
-ha: (n) 1. an enclosed space for meetings or social gatherings; hall (hool); chamber (jeeymber); 2. council (kawnsel); cabinet (kaaba net)
golaha ammaanka -amniga; (n) security council
golaha shacbiga: (n) people's congress
golaha wasiirrada: (n) cabinet of ministers
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ra'iisalwasaare
-ha: (magac, lab, keli) qofka ugu sarreeya golaha wasiirrada; wasiirka kowaad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
wasiirudawle
-ha: (magac, lab, keli) wasiir aan wasaarad lahayn golaha wasiirradana ka mid ah. Wasaaradda arrimaha dibadu waxay leedahay wasiirudawle.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cabinet
cabinet, n.m. (meuble) - Kabadhka ama armaajada.
cabinet (bureau) - Xafiis; Golaha Wasiirrada.
cabinet de travail - Xafiiska ama qolka shaqada
cabinet privé - Qol gaar loo leeyahay
cabinet de consultation - Qolka takhtarku dadka ku baadho.
cabinet ministériel - Golaha wasiirrada
les cabinets (les toilettes) - Qolka (meesha) lagu weji dhaqdo faraxasho; Qolka yar ee musqusha ah ee biyaha leh.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
qalabka xafiisyada
(n) stationery (isteey-shi-neri), especially office supplies like writing materials [gaar ahaan qalabka wax lagu qoro, sida: qalin, warqad, khad, goome iwm].
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
illaa wa illaa
[adverbial] [expression] by any means, in any way
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
illaa wa illaa
(Expression) In any way possible; in any case; by any means
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Gola-ha nabadda
Conseil de Sécurité.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
golaha ammaanka
m. n. security council
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ooogada carrada
Topsoil
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
golaha ganacsiga
m. n. trade council ~ center; chamber of commerce